Video yükleniyor...
Video Yüklenemedi
This is what happens when S/L enters into a ceasefire commitment. This shows the close proximity of the shooters to my residential. UnitedNations U.S. Embassy Mogadishu, Somalia @villaSomalia_
67,056 görüntüleme • 3 yıl önce •via X (Twitter)
11 Yorum

@UnitedNATIONSo @US2SOMALIA @villaSomalia_ acting kagu waa ka fashilmay ee si fiican u matal si loogu maleeyo run 😂😂

@UnitedNATIONSo @US2SOMALIA @villaSomalia_ @UN @UNSomalia @UNSOS_ @_AfricanUnion This is not acceptable for people to be shot from their windows at night

𝑼𝒏𝒅𝒆𝒓𝒔𝒕𝒂𝒏𝒅𝒊𝒏𝒈 𝑾𝒉𝒚 𝑻𝒓𝒖𝒎𝒑 𝑾𝒐𝒏 The liberal establishment has colossally failed us and ushered in a dangerous Trump administration in the process. The only answer is a bottom-up working-class movement. ★ NEW ARTICLE ⬇️

@villaSomalia_ Geesi geesi dhalay baa tahay insha Allaah waa laga adkaan doonaa kuwa dulmiga wada . Geel lagama dhicin , baraag lagama haysto maxay tahay sababta ay ugu soo duuleen oobu gumaadi dad aan waxba galabsan . Sool ma joogi karaan waa in ciidankaas waxaas geystay ay Oog tagaan.

@UnitedNATIONSo @US2SOMALIA @villaSomalia_ Ilahay Mahadiis Weeye Garaad Hadaad Ka Badbaadayna(That was a murder attempt by Musebihi very sad)

@UnitedNATIONSo @US2SOMALIA @villaSomalia_ Ilahay baa ka badbaadiyay Garaad, Alhamdulillah!

@UnitedNATIONSo @US2SOMALIA @villaSomalia_ Clever evidence that secessionist militia is targeting civilians. Take a look at what happened in this live TV interview. It's revolting that the so-called international community is talking about "both sides" for a ceasefire. There is always one party who is perpetrating crimes

@UnitedNATIONSo @US2SOMALIA @villaSomalia_ Alle dilaa dhinta halyeey baa tahay inaad muhiim noo tahay oo aad dhinac walba kaga adkaatay bay arkeen waxay wadaan waa target toos ah wlee waa waxaanan la iskaga hadhi doonin

@UnitedNATIONSo @US2SOMALIA @villaSomalia_ Taariikhdu markay ahayd 1899 gabay la tiriyey waxaa ku jiray “Mar haddii garaad Cali la dilay hadal galoofowye" asagoo gab yaagu muujinayo wada hadal dambe in ay u dhamaatay.

@UnitedNATIONSo @US2SOMALIA @villaSomalia_ 😂😂😂😂

@UnitedNATIONSo @US2SOMALIA @villaSomalia_ Possibly complicit in this assassination attempt are the phone or telecom firms. The Garaads should consider their use of local phones carefully, in my opinion. Purchase satellite-based phones right away.


