Video wird geladen...

Video konnte nicht geladen werden

Zur Startseite

War-Cad Hon. Hon Mohamed Ibrahim Moalimuu

23,850 Aufrufe • vor 2 Jahren •via X (Twitter)

10 Kommentare

Profilbild von Abdifatah M Omar(Shubka)
Abdifatah M Omar(Shubka)vor 2 Jahren

Masuul wax dhaliilaayo balse aflagaadeynaayo masuul kale Wax miyuu saxaayay mise? Tan kale kalfadhiga hadaad soo xaadirtay maxaadan si toos ah uga hadli waysay? In mucaarad lanoqdo waxay kadhigantahay in dalka horusocod yeesho lkn waydiinteydu waa Dalka marka dibad looga soo duulo sow mucaaradku maaheyn in ay dalka difaacaan si ay codka shacabka u helaan Berito? Shacabka soomaaliyeed uma baahna been boode ee dalka kadifaaca cadowga dibada si kan gudaha awoodiisu u yaraato. Shalay wiilka Ethiopia xukuma hadalkiisii maadan ka falcelin balse Xukuumada feer aa u duubaneysiin. Dhalin aan caadaqaateyal ahayn ayaa boosaskiina lagu bedelayaa hadii aad saan sii ahaataan. Dhaliil wax dhisaysa iyo wixii lagu bedeli lahaa waxaad qaladka u aragtay oo isla socda miiska lataga. Dalkana waa dalkiinee Dibada yaan looga soo duulin

Profilbild von Abdi Fitah Yasin Olad
Abdi Fitah Yasin Oladvor 2 Jahren

@MOALIMUU ilowsha dhawaa ma umul baa! kuwii wixii la ogaa ku sameeyay ayuu maanta afhayeen u noqday

Profilbild von Abdullahi Khalif Mohamud
Abdullahi Khalif Mohamudvor 2 Jahren

@MOALIMUU Xilgii aad wariyaha aheed ayaan soo xasuustay

Profilbild von Osman Mohamud 🇸🇴
Osman Mohamud 🇸🇴vor 2 Jahren

@MOALIMUU Welcome back 🙏 nabad iyo nolol dalku maanta meel fiican bu mari lahaa hadii nabad iyo nolol hogaaminayso

Profilbild von 𝙎𝙖𝙖𝙗𝙞𝙧
𝙎𝙖𝙖𝙗𝙞𝙧vor 2 Jahren

@MOALIMUU Ma ninka sida ogeyn ugashen miyaa maanta afhayen idin ah🥱

Profilbild von Abdulkadir A. Adow
Abdulkadir A. Adowvor 2 Jahren

@MOALIMUU Incompetent MPs

Profilbild von A Hakiim
A Hakiimvor 2 Jahren

@MOALIMUU Abdirashid ninkaan aa kusoo shubateen ee Moalimuu waa ninkii intaad QARAX u dhigteen uu R W ROBLE markuu arkay OOYAY ? Adiga iyo Malimuu aadbaa n u hilmaamsho dhaw dahiin ? Ma SHARMUUTO ayaa tahiin

Profilbild von Haydara  Ahmed
Haydara Ahmedvor 2 Jahren

@MOALIMUU Jaajuus afka xabishada ku hadlaya warkiisu qiimo ma leh. Lama jooga xiligii been abuurka iyo xasrada lagu qaraaban jiray. Soomaaliya Guul Inshaa Allah

Profilbild von Blessed
Blessedvor 2 Jahren

@rassace @MOALIMUU @MOALIMUU 👏👏👏 Waajibkiina aad Kitaabka Qu’raan RABBI aad ku wada dhaarateen difaaca, dalka & dadka; gaarsoorka, cadaaladda iyo Kor u qaaddiska sharciga, isla xisaabtanka Xukuumada waa in mar kasto ku taagan tihiin oona waajib idinka saaran gudataan! @EIshmael_ @AAbdishakur

Profilbild von Dahir Hajiahmed
Dahir Hajiahmedvor 2 Jahren

@MOALIMUU Lo'daan Ayaa Xildhiban Inoo Ah Yaabay

Ähnliche Videos