Загрузка видео...

Не удалось загрузить видео

На главную

What’s the difference between Ramla Ali and Samuel Eto'o? 🇸🇴

14,229 просмотров • 1 год назад •via X (Twitter)

Комментарии: 28

Фото профиля Abshir Baaffo
Abshir Baaffo1 год назад

Wasaraadaha dhan ilaa madaxweyne loo geeyay Eto laakiin rabo 4 qof ayaa soo dhoweeyay oo ehelkeeda xitaa ciidan amnigeeda ilaasha badan ma jiro kaligeed iska marto . Waa dowlad is tus tus lacag ku bixiso

Фото профиля Maxamed Xaji🇸🇴
Maxamed Xaji🇸🇴1 год назад

Kuwa sports ka matalla Somalia 🇸🇴 intooda badan waaa qabiil iyo qabyaalad wax jiro ma aha

Фото профиля carFaaye
carFaaye1 год назад

ETO’O qabiil kee waaye

Фото профиля Gobanimo
Gobanimo1 год назад

Maxaa sharaf iyo qiime ah loogu sameeyaa naag markay qurbaha joogto astur la’aan ku faanta, dhaqankii iyo diintii ka tagtay, haddana somali sheegato. Ma shacabka Soomaaliyeed baa u doortay inay matasho mise iyadaa is magacawday Naag gaal guursatay oo dhaqan shisheeye qaadatay ❌

Фото профиля Farah Moalim Adan.
Farah Moalim Adan.1 год назад

Aad iyo aad gabadhaas sidaay cankeena kor oguqaaday aan uqaadno.

Фото профиля Asmahan Mohamed
Asmahan Mohamed1 год назад

@kamiin77 💯

Фото профиля Prof Abdinasir Ismail “SOLA” PhD
Prof Abdinasir Ismail “SOLA” PhD1 год назад

Shameful.

Фото профиля Cadnan Haji
Cadnan Haji1 год назад

The first time ever i second this man.

Фото профиля OSMAN — DHALO
OSMAN — DHALO1 год назад

Gabadhu inkastoo nin aan dhaqanka somalida aqoon xaas u tahay, run ahaanti shaqsiydeeda wadaniyad ka muuqata halloo kaco.

Фото профиля Mustafa🇺🇸
Mustafa🇺🇸1 год назад

😂😂😂

Фото профиля ismail mohamed shire
ismail mohamed shire1 год назад

Ustd Abdinaasir wa arin aad iyo aad logs xumaada ramla ali intaas ka bdn bay naga mudnatqhay lan dad was magaarata ah yaa wazarada sports hogamayiye anan shaqa kulaheyn sorry ramla al walasheyda leyahay

Фото профиля amiin
amiin1 год назад

Who is ramla ali?

Фото профиля hubsade
hubsade1 год назад

Qiimo maleh dalkana been ay ka sheegtay

Фото профиля Abdiraheem Jimale
Abdiraheem Jimale1 год назад

😢waan ka xumahay walahi.

Фото профиля Tobanlow
Tobanlow1 год назад

Ustad waxaba iiga daran jiilkii xigi lahaa ee rabay dalkoda in lawayo

Фото профиля cabdiraxman
cabdiraxman1 год назад

Waligeey arin aan tan ahayn kuguma raacin.

Фото профиля Hashim 🇸🇴🇵🇸
Hashim 🇸🇴🇵🇸1 год назад

Totally agree. Ramla Ali, a Somali champion, gets no welcome, while TikTokers are treated like VIPs. This shows how Somalia is run by qabir, not merit real talent is ignored.

Фото профиля Cabdi fitaax cabdulaahi fitaax yare Muqdisho
Cabdi fitaax cabdulaahi fitaax yare Muqdisho1 год назад

Asc sxb waad mahad san tahay dadka saa ugu digtid

Фото профиля Abdi Gullet
Abdi Gullet1 год назад

Ustaad aad baad u mahadsantahay runtii waa wax foolxun

Фото профиля Mursal Nur
Mursal Nur1 год назад

Qof kaa qabiil badan kaana ur badan ma jiro duli waxa platform ka u furatay ayaba qabiil ah

Фото профиля daahirmaxamudwarsame
daahirmaxamudwarsame1 год назад

Macalin sola waa runtaa arinkaas waa in marlabaad xaflad heer qaran ah lagu sagootiyaa .

Фото профиля Bashir H Ali
Bashir H Ali1 год назад

Howl aadan shaqa kulahayn ayaad faraha kula jirtaa Mr Money-maker.

Фото профиля Bilan
Bilan1 год назад

Absolutely 💯 She would have been welcomed by the leaders

Фото профиля 5Tii
5Tii1 год назад

Sola Aaway Somalinimada Aad Radinaysid Sow dhamaanteen qabyalada Wada qufanmayno oo maynaan qiima beelin

Фото профиля 𝗡𝗮𝗱𝗲𝗲𝗳
𝗡𝗮𝗱𝗲𝗲𝗳1 год назад

💯 Aniga yaa bay ba

Фото профиля lugeey
lugeey1 год назад

Exactly 💯

Фото профиля Mohamedcali
Mohamedcali1 год назад

Once a munafiq always a munafiq

Фото профиля saed elm
saed elm1 год назад

Sola Somalilinimo aad u ololaynaysay waxay kudhimatay konfur Waad aragtaa, markaa waxaan kusheegaya ramla waxay sidataa magaac somaliyed waxaan kuleyahy hargeisa usodir tasaa udhanta meshan aad kuxiiqday.

Похожие видео