正在加载视频...
视频加载失败
Xamze caadi maha waaba mic 🎤 toos ah 😂😂😂😂🇸🇴🤝🇵🇸❤️❤️❤️❤️
10,407 次观看 • 2 年前 •via X (Twitter)
10 条评论

National pilot2 年前
Ilaahoow noo sahal Ninkan amuu baxar na galiyaa

YASKA2 年前
@Somalipure1 Ilahay hasahlo 😂😂😂

Bashiir-Wabax2 年前
Xamse Waa Ku Dhiiraday Hadalka Halkii La Rabay ayuu dhigay Xaqiiqdii

Haadka 🦅2 年前
Qaybtan waan qarinee maxaad usoo galisay 😂😂

Jamac Nuux2 年前
He had the audacity to talk about the Middle East while silent on SSC for 8 months.

Dheere2 年前
Aad iyo aad Hamse hadalkaas meeshu looga baahnaa buu dhigay.

umanashad2 年前
Allah subxanahu watcala baderejasare gadhsiinaya wana shegay haduxilka ku wayayo washegay buyiri lataxsa inallamaca hamsow guleyso oo weliga gadal marin

Dabaylaha🇸🇴2 年前
Wu cebadaystay

Bashiir-Wabax2 年前
Durba waxaa Bilaabantay Cadaadis La Saraayo Mw Xassan Inuu Rw Xamse Hadalka Ka Noqdo Ama La Badalo. Qolyihii Xalane Fadhiyey Fariimo Isdaba Jooga waxay udirayaan Vila somalia.cajiib

Farrah2 年前
Next president 💯💯💯

