Video wird geladen...
Video konnte nicht geladen werden
Xolaha dumarku wa dahab.
27,822 Aufrufe • vor 1 Monat •via X (Twitter)
18 Kommentare

Lahjadaan maaha lahjad romantic ah waa wartime accent 😂😂

Lolz 😂

Xoole dumar waraabaa ka dhaartay horta mxaa looyiidhi loll

Warabaha qudhisa dayn ku lahayn de

Xoolo dumar lomadawado.

Hayskugu dhawan👏

Somalidu been kuma maahmaado haday gurigooda digsi kala timaado dalooli bari bay ku odhanaysaa barigaan disgsiga kuu keenay

Aqoonta dumarku ma dhaafto m m-teeda (miciinkeeda)😭😭😭😭😭

Xoolo Dumar Waraabe Ayaa Ka Dhaartay kkkk😂😁🤣

Classic 😁🤣

Riwaayadani Waxay dhaawac wayn ku tahay Dumarka! Dumarka waxa ay bixiyaan nin ragga ma bixin karo! Kkk

🤣🤣🤣

War ilkaheeda u bixi oo iska af madhnow. Iyadana kula xisaabtan biyihii ay shubatay.

Yaac

Wax makaa dhintaan miyaa

🤣😅

😂😂

Waxan wa dulmi wallahi
Ähnliche Videos
Sensitive content
Selamat Idul Fitri, mohon maaf lahir dan batin. Taqabbalallaah minnaa wa minkum shiyaaman wa qiyaaman wa thaa’aatin. Wa kullu ‘aam wa antum thayyibuun. Salam hormat
Yaqut Cholil Qoumas
104,671 Aufrufe • vor 1 Jahr

