ๆญฃๅœจๅŠ ่ฝฝ่ง†้ข‘...

่ง†้ข‘ๅŠ ่ฝฝๅคฑ่ดฅ

๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ž๐ž๐ง!! Waqti ey ugaโ€™adagtahay majirto maanta wiilka iyo gabadha kunool #Muqdisha MW #Hsm shaqo laโ€™aan iyo shiid ayuu baday Xamar, lacagihii dhalintaan shaqa abuurka loogusameyn lahaa jeebkiisa & jeebka caruurtiisa ayey galeen. Guryahoodii ayaa lagadumay, ayagoo bajaaj kuxamaalanaya ayaa canshuur xaq daro ah lagaqaadaa, wadooyinkiina waa...

38,611 ๆฌก่ง‚็œ‹ โ€ข 1 ๅนดๅ‰ โ€ขvia X (Twitter)

11 ๆก่ฏ„่ฎบ

Sadak ็š„ๅคดๅƒ
Sadak1 ๅนดๅ‰

Walhi si qalbiyan ah ayuu u hadalay muwaadinka somaliyeed ee wadankiis quusta ka taagan ,Rabi Xasan iyo cali dheer naga so qaboohorten ku ciqaab dambigi aya naga galen inta aya is bursanyaan ,

็Ÿณ้ซ˜ใ‚†ใ‚ใฎ๐Ÿ•ฏใ‚ทใƒณใ‚ปใ‚ซใ‚คใƒ’ใƒผใƒญใƒผ ็š„ๅคดๅƒ
็Ÿณ้ซ˜ใ‚†ใ‚ใฎ๐Ÿ•ฏใ‚ทใƒณใ‚ปใ‚ซใ‚คใƒ’ใƒผใƒญใƒผ1 ๅนดๅ‰

Hello๐Ÿ˜™ I'm Yumeno Ishitaka๐Ÿ•ฏ Japanese ballerina girl๐Ÿฉฐโœจ I like dancing and singing๏ผ I perform live almost every day in Japan๐ŸŽค Thank you for the likes๐Ÿ™Œ๐Ÿป Please follow me๐Ÿค

Dhiraawi ็š„ๅคดๅƒ
Dhiraawi1 ๅนดๅ‰

Xasbunallah ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ,hal magaalo ayuu uxukumaa Xasan Ayyax sidaasna wuu ugaley dadkeeda allow Reer Muqdhisho kabadbaadi Mooryaanta magaalada afduubatey ๐Ÿคฒ

Abdishakour Ahmed ็š„ๅคดๅƒ
Abdishakour Ahmed1 ๅนดๅ‰

@HassanSMohamud @HamzaAbdiBarre Listen to your community please or leave the place! Or youโ€™ll bussy evacuation and destroying their homes to make financial gains. Everyone will be accountable here and thereafter. Somali Musiibo ayaa ayaaa ku dhacday!

Liban ็š„ๅคดๅƒ
Liban1 ๅนดๅ‰

Cali Dheere bilaash bu u eedeyna waxa isbaarada checkpointka dhigtay dhulkii masaakinta ka barakicinayo qabuurihii faaganayo ciidamo Afrikan wardiye ka yihiin waa Xassan gurgurte

Soraya ็š„ๅคดๅƒ
Soraya1 ๅนดๅ‰

Argagixisadii waxay ka baro ranayaan baaritaanada amaanka lagu xaqiijinaayo balse tii ugu qosolka bad neyd waa markuu dhahay nafaqa daraa nahey so wlhi kan haduu xaasle yahay wuu ceebeyey kan cml nin ma u aqaan, midhaa qarax yadii Farmaajaa nafaqo u aheyd

Eye witness News Chanel ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ็š„ๅคดๅƒ
Eye witness News Chanel ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด1 ๅนดๅ‰

They have to break the silence. Why are they crying everyday? โ€œ Take action against @HassanSMohamud and his mafia . Galla Vilada.

Gelle Habin ็š„ๅคดๅƒ
Gelle Habin1 ๅนดๅ‰

If he is so upset about lack of opportunities and blames HSM why Dosen't find better opportunities in other cities ? Political psychos like this should not fool us People used to be bombed everyday and some are upset now that that stopped . We should be firm against the liars

Jaber ็š„ๅคดๅƒ
Jaber1 ๅนดๅ‰

So sad man

HORN AFR ็š„ๅคดๅƒ
HORN AFR1 ๅนดๅ‰

hassan ujededissa wa intey dhalintu argagaxida kubirto, missa wadan ka tahribto wayo dhalinta kacdonkoda iyu kabqaya somaliyeey wadanka halokaco

irbish ็š„ๅคดๅƒ
irbish1 ๅนดๅ‰

A warlord still want to drink the blood of young people. #FreeTheYoung

็›ธๅ…ณ่ง†้ข‘