Video yรผkleniyor...

Video Yรผklenemedi

๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐๐“๐€ ๐Ž๐Ž ๐‹๐€ ๐๐ˆ๐‘๐€๐€ ๐๐”๐ƒ๐‡๐„๐„๐ƒ๐” ๐–๐€๐€ ๐‹๐ˆ๐๐ˆ๐ ๐Š๐€๐‹๐„ Quurista iyo hab dhaqanka suuban ee qarannimo waxay ahayd in Madaxweyne Xasan Sheekh uu qiro dowrkii hogaamineed ee uu Madaxweyne Farmaajo iyo xukuumadiisii ay ku lahaayeen guushii laga gaaray xubinnimada aan joogtada ahayn ee golaha amaanka. Markii ay maxkamadda cadaalada ku...

65,946 gรถrรผntรผleme โ€ข 2 yฤฑl รถnce โ€ขvia X (Twitter)

10 Yorum

Deeqa ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด profil fotoฤŸrafฤฑ
Deeqa ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด2 yฤฑl รถnce

@MrDuqa Aad iyo aad. Hassan Sheikh Mahmoud maxa kuu taqaan hee, xaasidnimo aabaheed. Enjoying Farmaajo's legacy without expressing any gratitude . ๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ

Bashiir-Wabax profil fotoฤŸrafฤฑ
Bashiir-Wabax2 yฤฑl รถnce

Khaliifunaa @FahadBinYasin Mahadsanid๐Ÿ‘โ™ฅ๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด โ€œWaxba yaanu xeerkay i marin xoolana i siine Xaashaโ€™e nin libin kaa xistiyey xumihii waa yaabโ€ ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Aato profil fotoฤŸrafฤฑ
Aato2 yฤฑl รถnce

How you like me now?

Kariimi Ruuqe ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด profil fotoฤŸrafฤฑ
Kariimi Ruuqe ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด2 yฤฑl รถnce

Taliye fahad dowladnimo idin kama danbeyn . waxaa nooga tagteen tuugo

Ahmed sheikh Ciise profil fotoฤŸrafฤฑ
Ahmed sheikh Ciise2 yฤฑl รถnce

Asagu maqirijiray wadanka asagoo boorsawata ayaa Dal iyo dad iyo calan iyo ciidan lagu wareejiyay markaas ayuu yiri Dowlad nooma dhaxayn aniga iyo kacaankii team gabdha qashe haba kahadlina Dowlimo why u delete garayseen wixii MW Xassan sheikh qabtay ee kujjray boga Villa Somalia

C.fatah Hashi profil fotoฤŸrafฤฑ
C.fatah Hashi2 yฤฑl รถnce

Nin baa la weydiiyey Ronaldo iyo Messi doododa kee laacibsan goormay dhamaan? Wuxuu yidhi labadaas doododa wa laysku wadi kara abid, balse balo waa marka labo an shaqo isku lahayn lays daba eryo. Lakala duwan.

Mohamed Socdaal profil fotoฤŸrafฤฑ
Mohamed Socdaal2 yฤฑl รถnce

In aad libin qirtaan, madaxdii niga horeesay baa Hotel ku weersrteen, oo wadooyinka idinka mari waayay. Daalinimo kaween oo uu qof ku kaco maa jiro, in dalka qof usoo shaqeeyay la yiraa ma dhoofi kartit. Fahadow waxba ha is boojeenin, waxaad gaysatay lama ilaawin.

Hafsa profil fotoฤŸrafฤฑ
Hafsa2 yฤฑl รถnce

Magnanimity is the hallmark of a confident and competent leadership. @M_Farmaajo was never me me me guy. He did acknowledge and give due credit to his predecessors

Aisha Wadani profil fotoฤŸrafฤฑ
Aisha Wadani2 yฤฑl รถnce

Haye, qofkii dhihi jiray โ€œ waa markii ugu horeeysay muddo 30 sanno ah oo waxaa iyo waxaa la qabtoโ€soo Farmaajo maaheyn? Iloowsho dhawaa ma umul baa!

Ibrahim Farah profil fotoฤŸrafฤฑ
Ibrahim Farah2 yฤฑl รถnce

Guulaha HSM Iyo XCB 1) Cuna hubka โœ… 2) Deyn cafinta โœ… 3) xoreyn 80 magaalo โœ… 4) Ku biirista EAC โœ… 5) IGAD top position โœ… 6) Baajin maalayiin canshuur ah Shabaab qaadan jiray โœ… 7) Ka adkaashaha Xabashi siyaasi ahaan, halka aad jeebka ugu jireenโœ… 8) UNSC seat โœ…

Benzer Videolar