Video wird geladen...

Video konnte nicht geladen werden

Zur Startseite

𝐍𝐀𝐂𝐀𝐒𝐊𝐀 𝐍𝐀𝐂𝐀𝐁𝐊𝐀 𝐃𝐀𝐁𝐀 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘𝐀 𝐃𝐀𝐘𝐑𝐈𝐘𝐀𝐀𝐘.

79,877 Aufrufe • vor 1 Jahr •via X (Twitter)

10 Kommentare

Profilbild von aar maanta
aar maantavor 1 Jahr

Gorgor will took over the county jaajusinta mamul gobaled Isku sheega kii hor istaagi lahaa ba la arkaaa

Profilbild von Jamal A H🇸🇴
Jamal A H🇸🇴vor 1 Jahr

Kan ba kow ka ah 2019 2020 2022 San buu u hadli jiray Ama Ciidanka Somaliyeed Ka aminsana

Profilbild von Axmed Cabdiweli Salaad
Axmed Cabdiweli Salaadvor 1 Jahr

@FahadBinYasin kelitalisnimo iyo cunfi wax lagu raadiyo Soomaali way diiday waana sababta wadanka masaafuris uga maqan tahay. Xalka waara wuxuu ku jiraa in laga shaqeeyo dowlad wanaag iyo maamul wanaag, talo wadaaga iyo Is oggolka, daahfurnaanta iyo islaxisaabtanka.

Profilbild von burhan
burhanvor 1 Jahr

Aniga waxan ka mid ahay dhalinyrada aadka kaga so horjeeday xiligii farmaajo lkn waxan xaqiiqsaday siyaasi Mangal eh inaad tahay dalka xubin hadda ka noqta wax badan so dhaalil donta sidda meel sarid Maamulada ay dhiseen shiisheyah iyo siyaasinta

Profilbild von National pilot
National pilotvor 1 Jahr

Wax la dilo wax la cabudhiyo waa waxaad farmaajo ku fashilisay waa dhaqan argagixiso

Profilbild von Ali Samatar
Ali Samatarvor 1 Jahr

Al Xaqiiqa Excellency @FahadBinYasin ✅

Profilbild von Salah Farah
Salah Farahvor 1 Jahr

Cunfi iyo nacayb baa ka buuxa, waan ka xumahay nin sidaado kale aad u ciileen uu mar so hogaamiyay laanta u muhiimsan ciidamada ee xogdoonka dalka.

Profilbild von Camouflage
Camouflagevor 1 Jahr

Tuugsi Dawarsi kii dan mooda dayriyaay

Profilbild von Injineer Shaaticadde 🇸🇴
Injineer Shaaticadde 🇸🇴vor 1 Jahr

Soomaaliya guul baan u rajaynayaa.

Profilbild von knowledge✍🏾
knowledge✍🏾vor 1 Jahr

Wiil kan maxasuusataa.

Ähnliche Videos

POV hari pertama nikah 😅
0:54

Sensitive content

POV hari pertama nikah 😅

Markas Film

622,117 Aufrufe • vor 1 Tag