
Caabi -๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐ ๐๐ค๐ฃ๐ธ๐ด
@CaabiM โข 1,797 subscribers
๐งขNot affiliated with any political party๐งข. CPA, BSC finance. Somalinimo baa ideeqda.๐ธ๐ด PLANT A TREE ๐ณ. SOMALI. SNA๐ฎ๐ฝโโ๏ธ friend & fan
Videos

๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐ ๐ฐ๐๐ ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐๐ง!! Waqti ey ugaโadagtahay majirto maanta wiilka iyo gabadha kunool #Muqdisha MW #Hsm shaqo laโaan iyo shiid ayuu baday Xamar, lacagihii dhalintaan shaqa abuurka loogusameyn lahaa jeebkiisa & jeebka caruurtiisa ayey galeen. Guryahoodii ayaa lagadumay, ayagoo bajaaj kuxamaalanaya ayaa canshuur xaq daro ah lagaqaadaa, wadooyinkiina waa lagaxirtay. Taa wxaa usiidheer dilka iyo dhaca joogtada ah oo naftooda & maalkooda laguhayo. Sorry Sorry Sorry ๐
Caabi -๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐ ๐๐ค๐ฃ๐ธ๐ด38,660 views โข 1 year ago
No more content to load