
Abdisalam Guled
@Abdisalamguled • 22,058 subscribers
Co-Founder & CEO at Eagle Ranges Services. Fmr senior civil servant in the security sector. Expert on Security and Counter Violent Extremism
Shorts
Videos

Unprecedented Scandal Involved Villa Somalia. I am ashamed to report on the breaking corruption scandal involving Villa Somalia. I had never imagined, and it feels surreal to me, that the regime at Villa Somalia could be involved in such misconduct. They have been renting helicopters, donated to the Somali National Army Forces, as private charters to military officials and others from other security sectors. The cost varies between $5,000 to $8,000 per flight. This includes transporting military officials and personnel from point to point, as well as for medivac and rescue operations. Somalia received six Bell 412 helicopters in 2023-2024 from Italy and various other countries in support of its war on terror according to information. Villa Somalia registered all the choppers as a private company under the name Gem-Tech, managed by Ahmed Nur President HSM close associate. However, they are painted and labelled as Somali Air Force (SAF) but fly under the call sign 6-Oscar, which is mostly used by civilian aircraft. Somalia and International partners. We know that the AU troops (AUSSOM) mandate expires within weeks, with very little chance of extension due to financial problems, as the US and EU have held back funds because of global economic turbulence. We also understand that embassies and other international bodies are rotating their staff, gradually minimizing their numbers in an almost invisible manner. The question is, what’s next for Somalia?
Abdisalam Guled39,066 görüntüleme • 1 yıl önce

NISA: Waxaa la joogaa waqtigii Hay’adda nabad sugida loo bedeli lahaa sirdoon. Waxaan horay u ogeyn in Hay’adda NISA u shaqayso qaab ciidan hubeysan, sida milateriga ama booliiska. Marar badan baan barnaamijyo kala duwan uga hadlay baahida loo qabo in isbedel lagu sameeyo NISA, si looga hortago culesyada amni ee dalka kusoo fool leh. Waxa marqaati ma doonta ah, sida NISA u Maaresay Dagaalkii dowlada federalku ku qaaday maamulka Jubbaland iyo sida aysan uga war hayn waxa dalka ka socda. Iskaba daa Waxa Addis Abeba iyo Itoobiya ka socday, NISA ogaan waysay sababta isgaarsiinta ‘Raaskaamboni loo damiyey oo ahayd in Jubaland ciidamo kusoo daabulesay degaanka Raaskaamboni, maxay ka ogaan kartaa Alshabab iyo meela kale? Jubbaland waxay cadeysay/xaqiisay in ay qorshaha dagaalka iyo ilaalinta xogta amniga uga wanaagsan tahay dowlada federal ka, ogow wax kastana waa hogaanka iyo sida uu wax u fahamsan yahay. Muuqaaladaan ayay Jubbaland uga soo jawaabtay eedeyntii dowlada federalka ee ahayd in ciidamada Jubbaland Alshabab lasoo dhex marsiiyey. Danta dhow iyo mida fog ee dalka Ayaa ku jirta in Soomaaliya yeelato sirdoon la isku halayn karo. Villa Somalia Hassan Sheikh Mohamud OPM Somalia 🇸🇴 NISA
Abdisalam Guled50,013 görüntüleme • 1 yıl önce

Madaxweynaha sidaan u hadlaya, ogaalkaan iyo dareenkan leh, hadane aan ognahay boobka dhul iyo fadeexada musuqa uu ku jiro. Anigu ma qabo in qof caafimaad qabaa sidaan u dhaqmi karo ee Soomaaliyey xaalka Madaxweynaha wax laha iska weydiiyo. Tuhun xoogaan baan qabaa.
Abdisalam Guled34,053 görüntüleme • 1 yıl önce

Former National Intelligence and Security Agency (NISA) deputy and current member of the Somalia parliament, Abdullahi Kulane, also known as Kulane Jiis, was reportedly spotted yesterday in Jigjiga with a high-ranking official from Ethiopian intelligence (NISS), who had travelled from Addis Ababa. Kulane is believed to be the intermediary in the purchases of the weapons looted by clan militias in the Abudwaq area of Galmudug state, Somalia. This development raises intriguing questions about the involvement of the Somali Federal Government (SFG), especially given the strained relations between Addis Ababa and Mogadishu. How the SFG might be entangled in such activities, despite the diplomatic rift, will be an area of keen interest.
Abdisalam Guled41,576 görüntüleme • 1 yıl önce

GEDO REGION OF SOMALIA. The following clip from Beled Hawo, located on the Somali-Kenyan border, captures a poignant scene of women crying and praying for their community's safety. A woman, behind the camera in particular, expresses profound pain, sorrow, and desperation as she holds President Hassan Sheikh Mohamud responsible for the violence affecting her city. Her words, "O President HSM, may Allah the Almighty curse you," reflect her deep anguish and frustration. Likely, she is not alone in blaming President HSM for his reckless actions against the Jubbaland community.
Abdisalam Guled17,426 görüntüleme • 10 ay önce

Afghanistan in 2021. This was the scene that shocked the world. We don't want to see the same thing in Somalia in 2024/5. Surely Somalia will take its own security but not in the next 2 years. Somalia is not ready to take all ATMIS positions, and make no mistake AS is not Taliban
Abdisalam Guled38,386 görüntüleme • 3 yıl önce

Ogeysiis Muhiim ah. Waxan daahfurnay, Digital Channel (Danguud Media Network). Channel ku wuxuu ka shaqayn doonaa baarista iyo dabagalka dambiyada Dadka iyo Dalka laga galay/geleyo/geli doono. Waxan meeshaan kusoo bandhigi doonaa, xogaha idinka qarsoon, heshiisyada dowladd Federalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyaddu la galeen shirkadaha wadanka laga leeyahay iyo kuwa shiisheeye oo u adeegeeyn danaha ummada. Soomaaliya waxay geleysaa waji iyo marxaladdo cusub, bixintaanka ATMIS, hamiga iyo hadafka guracan ee Addis Ababa, imaatinka Masaaridda, heshiisyadda Turkida, Soomaaliya xageey u socotaa. Waxan dhowaan idin soo gudbindoonaa muuqaalo taxanne ah, oo ku saabsan tacadiyadda Ethiopia u geysatay Ummada Soomaaliyeed. Musuqa dowlada iyo Madaxda dalka, Amni darada iyo tacadiyada ku xeeran hay’addaha amniga. Waxan idinla wadaagi doonaa qorshayaasha dahsoon/Daboolan ee Alshabab. Nala soco, nala shaqay nagu shaqay aanu danta dalka u wada shaqayno. Nala wadaag xogaha aad haysid iyo kuwa aad ogtahay meesha laga heli karo, qoraal, Sawiro ama Video. Waxad noogu soo diri kartaa cinwaanadda hoose . Email: [email protected] iyo WhatsApp ka: +447919642441. Mahadsanid
Abdisalam Guled22,739 görüntüleme • 1 yıl önce

😂😂 As I mentioned in this video about a week ago, Hassan has completely changed since his first visit to Eritrea. President HSM left for Asmara this morning, attempting to evade the media, but Asmara exposed his arrival as seen here. This visit isn't even covered by Villa Somalia’s official media outlet. A friend of mine said, 'HSM's relationship with Asmara needs a case study,' and I couldn't agree more.
Abdisalam Guled20,725 görüntüleme • 1 yıl önce

Dowlada Dulmi Qaran iyo Danqaasa. Baaris dheer kadib, Waxan dhowaan ka hadli doonaa taariiqda Mujaahid G/le Cabdi Maxamed Sulnuuge. Taliye Suulnuuge, wuxu ku dhintay baadiyaha Shabellow Bishii Janaayo 2024, maantana Alshabab ayaa heysta. Waxa kaloon sigaaban uga hadli doonaa taariiqdiisa iyo dadkii cadawga ku ahaay wax qabadkiisana aad uga soo hor jeeday iyo cid looga Shaki qabo dilkiisa. Sidoo kale Waxan Markale ka hadli doonaa Taliye Xasanture iyo cida bixisay Amarka uu Galcad ku tegay kuna qasabtay in uusan ka bixin. Mid Mid Ayaan u tilmaami doonaa Albabada Alshabab uga furan dowlada. Waa kee Albaabka madoow, yaa bixiya amarada geerida sharaakiisha?
Abdisalam Guled20,600 görüntüleme • 1 yıl önce
Daha fazla içerik yok.