
Amb. Awale Kullane
@Awalekullane • 5,770 subscribers
Amb. Awale Kullane Candidate for President of Galmudug | Coordinator, IFRAH (IGAD) | Former Somali Ambassador to China 🇸🇴🇨🇳 | Diplomat | Strategist
Videos

Waxaan u taaganahay xilka madaxweynaha Galmudug, waxaan wataa siyaasad ku saleysan aqoon karti iyo wax qabad Galmudug hadda uma baahna in dhaqaalo laga raadiyo waxa ay u baahan tahay in dhaqaalo loo raadiyo, lana hormariyo qeybaha kala duwan ee kaabayasha dhaqalaha, caafimadka iyo waxbarashada.
Amb. Awale Kullane10,100 views • 1 month ago
No more content to load