
Caabi -๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐ ๐๐ค๐ฃ๐ธ๐ด
@CaabiM โข 1,797 subscribers
๐งขNot affiliated with any political party๐งข. CPA, BSC finance. Somalinimo baa ideeqda.๐ธ๐ด PLANT A TREE ๐ณ. SOMALI. SNA๐ฎ๐ฝโโ๏ธ friend & fan
Videos

๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐ ๐ฐ๐๐ ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐๐ง!! Waqti ey ugaโadagtahay majirto maanta wiilka iyo gabadha kunool #Muqdisha MW #Hsm shaqo laโaan iyo shiid ayuu baday Xamar, lacagihii dhalintaan shaqa abuurka loogusameyn lahaa jeebkiisa & jeebka caruurtiisa ayey galeen. Guryahoodii ayaa lagadumay, ayagoo bajaaj kuxamaalanaya ayaa canshuur xaq daro ah lagaqaadaa, wadooyinkiina waa lagaxirtay. Taa wxaa usiidheer dilka iyo dhaca joogtada ah oo naftooda & maalkooda laguhayo. Sorry Sorry Sorry ๐
Caabi -๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐ ๐๐ค๐ฃ๐ธ๐ด38,611 views โข 1 year ago

Shir 4 beri kasocon doono Switzerland ๐จ๐ญ oo ey kaqeyb galayaan agaasimeyaal kasocda wadamo kaladuwan, wxaa Somalia ugaqeyb gali doona MW #Hsm iyo waziiro ilaa 21 qof gaarayo. Safarka wxaa kubixi doonta btw $1.5M-$2M, halka xamarna dhaliinya ey shaqo laโaan & shiid kuheyso. Mw #Hsm bes ah ayaa $500K hotel kudagaya for 4days. #Dalgumeeye FG: MW #Farmajo hotel $1000 ayuu diiday wxuna dagay mid $150 ah asagoo uturaya dhaqaalaha umada soomaaliyeed.
Caabi -๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐ ๐๐ค๐ฃ๐ธ๐ด16,748 views โข 1 year ago
No more content to load