Halima Gutale De/So's banner
Halima Gutale De/So's profile picture

Halima Gutale De/So

@HalimaAIGutale51,294 subscribers

Chairwoman @ ProAsyl | Ambassador for Democracy & Tolerance | City & County Council Member | Spox @ IWgR | Hafa e.V. Human Rights Advocate . Privat

Shorts

Dhulka #Bangaale ee Ciidanka oo uu hadda #Xilliban_Dhagdheer dalaalka ka yahay wuxuu ku fadhiya 4500 ila 5000 oo Boos. Ma dhici karto in #Dhul_Dowladeed oo gar ahaan, dhul Ciidan ah ey Koox #Ganacsadayaal_Xaraan_Quuteyaal ah ibsadaan, #Xilliban_Qaraan‘na #Dalaal_ka_noqdo, intas waxaa ka sii daran in #Qofka_Tuuga ah ee ibinaayaana uu yahay Madaxweynaha Qaranka. Taasi difac malaha. #Ex-Wasir #Xundubeey xow yiri : Odayga , hadaadan, hantiile aheen , halmar Hallow ku dhihi maa !!! Mudane Wasir adiga sida muqato, #Maxamed_Villadda_ka_soo_bax waad ka soo cafimaday, lakiin dhibkaad nogeysateen yaa hadda #Odaygaan washay iyo Ganacsatayashan Xaraan Quutada ah Dadka ku qabaan ? .Hassan Sheikh Mohamud Dad iyo Dunyaaba #maka_tagi_doonee, xaa talo ah ? Qacootigi mesha la soo dagsaday ee Lacagta lagu cunaayay intee la geynaaya, watan lagu korgatayee ?

11,584 次观看

Videos