Jibril Qoobey's banner
Jibril Qoobey's profile picture

Jibril Qoobey

@JibrilQoobey • 14,974 subscribers

Jibril Qoobey

Shorts

Muuqaalkan,wuxuu muujinayaa in ay jirto Somali Dowladnimo rabta. Somali sharaf in ay ku noolaata rabta. Somali in ay Qaran ahaato rabta. Somali bisil oo wax wada qabsi rabta. Somalidu Xamar mahan. Xamarna Somali oo dhan mahan. SL,waa mid ka mid ah tilmaamaha Somalida qiimaha leh ee leh dahanka Dowladnimo. Soo dhawoow Madaxweyne. JQ.

13,941 views

Puntland Power.

Puntland Power.

120,537 views

Axmed Cadib,wuxuu ahaa Ninkii watay Maleeshiyadii argagixisada AS ee weeraray Af-urur PL 2017-kii. Weerarkaas gaadmada ahaa,waxaa looga dilay Ciidamada Difaaca Puntland 63-Askari iyo Laba Sarkaal oo lakala oran jiray ( Tusbaxle iyo Sangal),rabi ha'unaxariisto janadiina haka waraabiyo Shahiidiintaas. Ilaa xiligaas Wardoonka PL,waa daba socdeen oo waxay ku raadjoogeen Habeen walba halka uu ku hoydo. Xalay,ayaa Maydkiisa laga helay Hotel ku yaal Hargaysa oo uu daganaa Axmed Cadib oo kasoo jeeda Ceerigaabo,Beel ahaan udhashay Habaryoonis,Muuse Ismaaciil. Bustoolad,ayaa agtaalay,waxaana ku yaalay jirkiisa Xabado,wuxuuna kasoo mid noqday Jamhadii SNM,balse Sanadihii ugu danbeeyay,wuxuu ahaa Sarkaal sare oo argagixisada AS ka mid ah. Wardoonka PL tayadoodu kor ayay usii kacaysaa,mana jiri doonto goob argagixisadu uga baxsan doonto. JQ.

65,553 views

Beesha Dhulbahante Caqligii,ayaa tartiib tartiib ugu soo laabanaya. Caaqilkan,waa mid ka mid ah Caaqilada Beesha ee Qarankiisa dib ugu laabtay. JQ.

12,702 views

Waa kan Mudalib oo ka mid ah Maxaabiista PL ee Hargaysa jooga oo Muuqaal soo duubay,isagoo Hotel degan,Labisan,Caafimaad qaba oo aan lagu khasbin Calanka SL. Gobanimo. JQ.

18,651 views

"Waxaa layga soo qoray Xaafiiska Hargaysa ee qaabilsan Waqooyi,"Ayuu yiri Xubintan argagixisada. SL Wardoonkeeda Qayb,ayuu ka yahay argagixisada Koonfurta loo diro,waxayna uga dan leeyihiin.."In aysan Koonfurtu degin si SL u hesho aqoonsi". Sidoo kale,wuxuu yiri.."Buuhoodle waa wada AS". Arinka Buuhoodle mudo badan,ayuu soo noqnoqday oo laga helayay xogo badan oo khatartooda leh. Ninkan,waxa uu kasoo jeeda Beesha Dhulbahante. Arimahan,waa khatar aan la fududaysan karin. JQ.

18,138 views

Videos

JibrilQoobey's profile picture

Hogaamiye Fahimo Quuje.

Jibril Qoobey

21,677 views • 2 months ago