Jibril Qoobey's banner
Jibril Qoobey's profile picture

Jibril Qoobey

@JibrilQoobey14,153 subscribers

Jibril Qoobey

Shorts

Puntland Power.

Puntland Power.

118,836 görüntüleme

Axmed Cadib,wuxuu ahaa Ninkii watay Maleeshiyadii argagixisada AS ee weeraray Af-urur PL 2017-kii. Weerarkaas gaadmada ahaa,waxaa looga dilay Ciidamada Difaaca Puntland 63-Askari iyo Laba Sarkaal oo lakala oran jiray ( Tusbaxle iyo Sangal),rabi ha'unaxariisto janadiina haka waraabiyo Shahiidiintaas. Ilaa xiligaas Wardoonka PL,waa daba socdeen oo waxay ku raadjoogeen Habeen walba halka uu ku hoydo. Xalay,ayaa Maydkiisa laga helay Hotel ku yaal Hargaysa oo uu daganaa Axmed Cadib oo kasoo jeeda Ceerigaabo,Beel ahaan udhashay Habaryoonis,Muuse Ismaaciil. Bustoolad,ayaa agtaalay,waxaana ku yaalay jirkiisa Xabado,wuxuuna kasoo mid noqday Jamhadii SNM,balse Sanadihii ugu danbeeyay,wuxuu ahaa Sarkaal sare oo argagixisada AS ka mid ah. Wardoonka PL tayadoodu kor ayay usii kacaysaa,mana jiri doonto goob argagixisadu uga baxsan doonto. JQ.

64,811 görüntüleme

Waa kan Mudalib oo ka mid ah Maxaabiista PL ee Hargaysa jooga oo Muuqaal soo duubay,isagoo Hotel degan,Labisan,Caafimaad qaba oo aan lagu khasbin Calanka SL. Gobanimo. JQ.

18,632 görüntüleme

Somaliland, waa in ay isxakamaysaa oo ay muujisaa masuuliyad. Way umuuqatay Qof walba oo waxgarad ah in Beesha Khaatumo dagaal kaligeed ah aysan Ceerigaabo ku qabsan karin sababahan awgood.... 1.Saad uma hayso. 2.Caafimaad uma hayso. 3.Gurmad uma hayso. Dagaal wax fudud ma'ahan oo Maalinkii,waxa uu ubaahan yahay ugu yaraan 100-kun oo Dolar,isla markaana 10 Gawaarida dagaalka ah dayactirkoodu,waxa uu ku kacayaa 100-kun oo Dolar. Mida kale SL waa Deegaan markay timaado Ceerigaabo,wayna kaga Dad,Ciidan iyo Dhaqaale badan tahay Beesha Khaatumo. Sidoo kale Beesha Sanaag Bari ee Ceerigaabo ka ah Beelaha dega 40% Dagaal diyaar uma ahan. Waxaa iyaduna xusid mudan colaada Ceerigaabo wax muhiimad Siyaasadeed iyo Milleteri oo ay leedahay majirto. Jabka dhacay horaan usaadaaliyay in uu dhici doono,waxa kaliya ee soo kordhay,waa in Beesha Khaatumo ay ka xiranto Wadadii Ceerigaabo,iyadoo ay horay uga xirnayd Wadadii Burco. JQ.

22,056 görüntüleme

Xamar in aan wax la yeelano haba yaraatee Dani nooguma jirto xiligan,taa badalkeeda,waxay danta PL ku jirtaa in Xasan rabitaankiisa ka hirgalo B&K. PL Doorashada soo socota,waa in aysan qayb ka noqon oo ka hartaa,taasoo keenaysa in Dad matala PL laga qorto Xamar,sidaana Dowladnimada Villa Somaliya taala ay ku noqoto Salballaartii Labaad. Sharciyada Xamar taala,waxaa qiimo uyeelaya ka qaybgalkeena Doorashada,waana in aan gadaal uga guranaa,sababtoo ah macno nooma leh. Somaliya Sadex Qaybood ah SL,PL iyo B&K oo iskugu timaada Konfadareeshin Somaliyaysan,ayaan ubaahanahay. Kuwa kasoo jeeda PL ee baadigoobka ugu jira Shaqo Gaaban ama CV raadinaya ha aadaan Xamar oo ha qaataan Kuraasta PL iska nacday ee Suuqyada laga qoran doono. Shacabka PL dantoodu,waxay ku jirtaa ka guurista Fadaraalka iyo uguurista Konfadareeshinka ee waa in aan Madaxdeena cadaadis ku saarnaa hirgelinta aragtidaas. MW Deni,waxaa ka muuqata markan Lexjeclo badan oo PL ah qiyamkeeda ah,waana ku bogaadinaynaa. Sinjiga Somaliga ah,waxa uu kuwada joogi karaa Konfadareeshin. JQ.

20,858 görüntüleme

"Waxaa layga soo qoray Xaafiiska Hargaysa ee qaabilsan Waqooyi,"Ayuu yiri Xubintan argagixisada. SL Wardoonkeeda Qayb,ayuu ka yahay argagixisada Koonfurta loo diro,waxayna uga dan leeyihiin.."In aysan Koonfurtu degin si SL u hesho aqoonsi". Sidoo kale,wuxuu yiri.."Buuhoodle waa wada AS". Arinka Buuhoodle mudo badan,ayuu soo noqnoqday oo laga helayay xogo badan oo khatartooda leh. Ninkan,waxa uu kasoo jeeda Beesha Dhulbahante. Arimahan,waa khatar aan la fududaysan karin. JQ.

18,138 görüntüleme

Waa muuqaal qurxoon oo lagu farxo in Magaalo Somaliyed oo sidaa udiyaarsan ay jirto. Hargaysa.

10,358 görüntüleme

Videos

JibrilQoobey's profile picture

SL Allow Dhowr.

Jibril Qoobey

22,647 görüntüleme • 1 yıl önce