
Mohamed Salh
@MohamedSelh • 97,909 subscribers
Multimedia Journalist |Top 100 Most Influential Horn of Africa|Bylines The @SBCSomaliTv| @RadioErgo|Founder & CEO @IlsanMedia| Bringing #Somalis to the World.
Shorts
Videos

#Puntland ayaa Woqooyiga Gaalkacyo ku qabatay Gaadiid ka tirsan Ciidanka Xoogga ee Federaalka oo ka soo ka soo tallaabay Galmudug. Laamaha ammaanka PL ma aysan bixin faahfaahin weli, waxa se tani imanaysaa, iyada oo aysan salaanta kala qaadin Garoowe & Muqdisho. Warbaahinta Mudug ayaa werisey; in ciidamadan oo kontaneeyo ah ay sheegeen in ay dayoobeen kuna jeedeen xerada Xanan-buure ee DFS ku leedahay Galmudug.
Mohamed Salh17,990 просмотров • 9 дней назад

#Somaliland President, Irro arrives in the United States. #Somalia
Mohamed Salh21,757 просмотров • 25 дней назад

VIDEO:Duqa #Muqdisho oo dhengad kaal daalay rag iyo dumar ku saamaleyley xeebta #Liido.
Mohamed Salh446,765 просмотров • 3 лет назад

BREAKING: Africa & #Somalia’s top referee, Omar Artan, has returned to #Mogadishu after being removed from the 2026 World Cup officiating panel following a U.S. entry denial tied to undisclosed immigration issues. He was met on arrival Wednesday by senior officials, in a show of national support.
Mohamed Salh40,547 просмотров • 3 месяцев назад

Muqdisho: Mucaaridka oo la soo baxay ciidan bannaanbaxa qayb ah, kana hortegeya DFS.
Mohamed Salh23,726 просмотров • 4 месяцев назад

#BREAKING: #Somaliland has said that it is working to get the #Israeli government to release Palestinian prisoners detained from #Gaza from its prisons, as stated by a government official. This comes as the President of Somaliland is on an official visit to Israel and has met with the country’s leaders.
Mohamed Salh18,765 просмотров • 3 месяцев назад

DDS — Kalfadhiga Baarlamanka ayaa furmay, waxa cajiiba in xaruntu u samaysan tahay Aqal-Somali & hu’ga madaxdana laga dhigey dhaqan Soomaaliyeed, tani oo aan ka jirin deegaannada kale ee Soomaalida. Baarlamanka waxa guddoomiye u ah gabadh. #DDS #Jigjiga #Somali
Mohamed Salh12,690 просмотров • 2 месяцев назад

Raysal wasaaraha #Somalia oo ku dhawaaqay dagaalka ka dhan ah MW Deni: “Nin Dowlad-goboleed xukuma ayaa noogu hanjabaya in uu dalka kala jarayo, haddii aan lala aadin Doorasho Dadban... ciidankoow diyaar garooba idinkaa waajib idinka saaran yahay.” #Puntland
Mohamed Salh23,210 просмотров • 5 месяцев назад

Raysal wasaare hore Abdiweli M. Ali: "Nidaamka federaalisimka dalka waxa halleeyey maamul-goboleedyada oo noqday maxmiyado, awooddii Xamar laga soo qaaday waxay ku haystaan #Garowe, #Kismayo & Baydhabo; shaqsiyaad ayaa ku tagri falaya dowladnimada, shacabkiina waxay u sheegeen in Dowladda-dhexe cadow u tahay.. hoggaamiyaasha gobolladu keligood baa taliya isla inta ay Xamar kaga cabanayaan ayey samaynayaan." #somalia
Mohamed Salh16,732 просмотров • 5 месяцев назад