
Mohamed Salh
@MohamedSelh • 97,085 subscribers
Multimedia Journalist |Top 100 Most Influential Horn of Africa|Bylines The @SBCSomaliTv| @RadioErgo|Founder & CEO @IlsanMedia| Bringing #Somalis to the World.
Shorts
Videos

BREAKING: Africa & #Somalia’s top referee, Omar Artan, has returned to #Mogadishu after being removed from the 2026 World Cup officiating panel following a U.S. entry denial tied to undisclosed immigration issues. He was met on arrival Wednesday by senior officials, in a show of national support.
Mohamed Salh39,487 просмотров • 4 дней назад

Muqdisho: Mucaaridka oo la soo baxay ciidan bannaanbaxa qayb ah, kana hortegeya DFS.
Mohamed Salh23,726 просмотров • 19 дней назад

VIDEO:Duqa #Muqdisho oo dhengad kaal daalay rag iyo dumar ku saamaleyley xeebta #Liido.
Mohamed Salh446,595 просмотров • 3 лет назад

Raysal wasaaraha #Somalia oo ku dhawaaqay dagaalka ka dhan ah MW Deni: “Nin Dowlad-goboleed xukuma ayaa noogu hanjabaya in uu dalka kala jarayo, haddii aan lala aadin Doorasho Dadban... ciidankoow diyaar garooba idinkaa waajib idinka saaran yahay.” #Puntland
Mohamed Salh22,701 просмотров • 2 месяцев назад

Raysal wasaare hore Abdiweli M. Ali: "Nidaamka federaalisimka dalka waxa halleeyey maamul-goboleedyada oo noqday maxmiyado, awooddii Xamar laga soo qaaday waxay ku haystaan #Garowe, #Kismayo & Baydhabo; shaqsiyaad ayaa ku tagri falaya dowladnimada, shacabkiina waxay u sheegeen in Dowladda-dhexe cadow u tahay.. hoggaamiyaasha gobolladu keligood baa taliya isla inta ay Xamar kaga cabanayaan ayey samaynayaan." #somalia
Mohamed Salh16,732 просмотров • 2 месяцев назад

Doonni sidday muhaajiriin Soomaali ah oo ka badan labaataneeyo qof, taasi oo muddo ku jirtay Badda Mediterranean-ka ayaa la heley, iyada oo ay ka badbaadeen laba dhallinyaro ah oo keli ah, sida ay xaqiijiyeen dad ku sugan Spain & Al-geria. Dhallinyarada qarqoomay ayaa la sheegey in ay badi ka soo jeedeen deegaannada #Puntland iyo SSCkhaatumo. Da'yarta soconaysa ayaa ka tegeysa shaqo la'aan baahsan & rejo la'aanta #Somalia
Mohamed Salh41,578 просмотров • 1 год назад

Saabiriin Jamaal oo joogta #Garowe: "Marka aan arko carruur buugaag sidata waxaan jecladaa in aan waxbarto, haddii aabbahay noolaan lahaa dugsi ayuu igu dari lahaa... waxaan ahay shaqo la'aan, waqtiga aad ayuu ii ciiley maalmo badan waxba ma cuno." #Somalia
Mohamed Salh10,652 просмотров • 2 месяцев назад

“Dalka dalka #Puntland dheh.” — Waa sida loo dhaariyey dhallinyaro ka mid noqday Booliiska Puntland. #Somalia
Mohamed Salh31,165 просмотров • 10 месяцев назад

#Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud urged al Shabaab members to obtain the national ID card.
Mohamed Salh19,578 просмотров • 6 месяцев назад