
MR: GB
@Oligarchow • 5,684 subscribers
Political analyst./ Historian-chronicler.| unapologetic #Somalilander 🟩⬜️🟥
Videos

#Puntland 🇸🇴ceeb ayay u soo jiidday Soomaalida, mar haddii qabiilo Carbeed oo Ciraaqiyiin ah ay u suurtageliyeen inay Soomaaliya u soo dagaal tagaan, aynuna faankooda ka fadhiisan wayno. Maxaabiistii burcad-badeedda Majeerten ah xitaa qaar ayay shabagyo ku qaateen oo ay la tageen
MR: GB11,530 views • 12 days ago

Can you believe dhalinyaradani maaha reer Somaliland, arooskana halka uu ka dhacay maaha Somaliland. Waa Mogadishu Somalia dhalinyaradanina waa reer Xamar. Waxaan ka yaabay siday eray eray u xafidsan yihiin heestii Abdikarin Ali Shaah. Ku lahaa heesaha na loogu tuumbo raaco tan baanu ugu jecelnahay. Somaliland toos bay uga iibsantay dhalinyarada af-somaliga ku hadasha ee bariga Africa oo dhan. Fanku waa cajiib waana powerful soft power. #Somaliland dhuuxa iyo dhiiga way raacday. Waxba laga ma qaban karo.
MR: GB56,316 views • 2 months ago

Bal hadda eega caqliyada Somaliland taladeeda Gacanta ku haysa maanta! Somaliland uma arko maskaxiyan inay tahay dal madaxbanaan oo leh dawlad laakin Wuxuu u arkaa qabiilo mid ba gobolkiisa maamusho. Ku lahaa ”Ugaas ku inuu diidayo Ismail Omar Guelleh ma aanan moodayn”! #Nafaqo
MR: GB10,638 views • 12 days ago

#BREAKINGNEWS It is deeply saddening what the enemies of Somaliland’s peace and the recent recognition granted by Israel 🇮🇱, groups financed and backed by former president Muse Bihi Abdi Abdi are carrying out this evening in the city of Sheekh, which connects Berbera and Buroa. What these troublemakers are burning here is the police station of Sheekh town. They chased away the police officers with stones and axes, and what they are setting on fire is the flag of the Republic of Somaliland, the symbol that represented this country’s existence and identity. This is the work of the agents that dictator Ismaïl Omar Ismail Omar Guelleh has planted inside the Republic of Somaliland. I call on the people of Somaliland to expose and identify the faces of these criminals who attacked the police station in Sheekh this evening. NIA
MR: GB18,403 views • 4 months ago

#BREAKINGNEWS Agents of Djibouti, allegedly backed by Somaliland’s former president Muse Bihi Abdi Muse Bihi Abdi who became known for electoral defeat have now staged violently protest in the town of Sheekh that is being used to destabilize Somaliland’s security, while also blocking vehicles traveling between Burao and Berbera. The people protesting and blocking the road are asking the release of clan extremists Suldaan Qabiile who previously threatened to destroy buildings in Hargeisa and Berbera. Cowardly Muse Bihi Abdi , who together with his family became wealthy from Somaliland’s resources that they allegedly looted during the 7 years he led Somaliland, has since the end of 2024, when he suffered a major defeat in Somaliland’s presidential election been causing unrest and chaos in Somaliland in an attempt to destabilize the security and internal stability of the Republic of Somaliland, particularly in Hargeisa and the southern parts of the Sahil region. Somaliland’s security forces should investigate the relationship between Djibouti Ismail Omar Guelleh and former president Muse Bihi Abdi NIA NIA
MR: GB18,126 views • 4 months ago

Warsame oo aan u aqaanay Nin reer Somaliland ah ayay xalay muwaadiniin reer Djibouti ahi waydiiyeen suaashan. ”Haddii Djibouti iyo Somaliland is dagaalaan Yaad la safan lahayd? Wuxuu ku jawaabay ”dee Djibouti, waayo anigu nin reer Djibouti ah ayaan ahay” Warsame waa nin Isaaq ah. Yaa hore isu odhan jiray qof Isaaq ah ayaa Somaliland ka raaci doona wadan kale? Haddaad hore u maqli jirteen ”SSC iyo Awdal State” 2026 waxa soo baxay waji kale oo cusub oo la dhaho ”Djibouti Lander.” #Somaliland_identity
MR: GB12,285 views • 4 months ago

How the hell can we share a country with these people? They love to milk the taxpayers money and then come in publicly to preach this hate speech. Why are we normalizing their uncivilized behavior? Why this woman is still in government office receiving our tax with this mindset? Cabdiraxmaan Cirro Presidency | Republic of Somaliland Madaxtooyada JSL ?
MR: GB13,031 views • 10 months ago
No more content to load
