Abdinur Mohamed's banner
Abdinur Mohamed's profile picture

Abdinur Mohamed

@SherifAbdinur233,919 subscribers

Governance, Politics and international Affairs. Non-Executive Director @Somali_stream. Former Deputy Chief of Staff and Spokesperson, Presidency of Somalia.

Shorts

Waan uga mahadcelinayaa Garaad Jamaac Garaad Cali sida sharafta leh ee uu hoygiisa iigu qaabilay, iiguna xog warramay xilligii koobnaa ee aan ku sugnaa Laascaanood. Reer Waqooyi Bari, Xukuumad iyo shacab ba si milgo leh ayaaad u qaabisheen wufuudii ka qeybgashay Caleemasaarka Madaxweyne Cabdulqaadir Firdhiye. Miraha dowladnimada ee aad beerteen nabad iyo baraare ku goosta.

10,933 görüntüleme

Videos

Daha fazla içerik yok.