
Abdinur Mohamed
@SherifAbdinur • 233,919 subscribers
Governance, Politics and international Affairs. Non-Executive Director @Somali_stream. Former Deputy Chief of Staff and Spokesperson, Presidency of Somalia.
Shorts
Videos

Geediga tacliinta, kobcinta maskaxda iyo kororsiga aqoonta waa mid la socda nolosha aadanaha xilli kasta iyo jiil kasta. Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan dib ugu laabtay 12 sano keddib noloshii ardaynimo, anigoo Shahaadada 2aad ee Jaamacadda (Masters) ka sameynaya Kehl University, Germany oo aan deeq waxbarasho oo dhammeystiran ka helay, gaar ahaan Kulliyadda Culuumta Maamulka Guud ee Dowladda & Iskaashiga Caalamiga ah. Waxaan u mahadcelinayaa maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda, si khaas ah Prof. Dr. Andreas Pattar oo ah Hormuudka Kulliyadda oo si diirran ii soo dhaweeyay
Abdinur Mohamed82,889 次观看 • 2 年前

Hadaljeedintayda Bandhiga Buuga Adkaysi ee uu qoray Xildhibaan Abdirahman Abdishakur ayaan ku dul istaagay qodobo dhawr ah oo in la iftiimiyo mudnaa. Waa ku mahadsanyahay marka koowaad inuu dhiirigaliyay dhaqanka wax ka qorista dhacdooyinka siyaasadeed ee dalka. Marka labaad inuu na siiyay fursad aan uga falcelinno isagoo og inaana isku aragti ka ahayn arrimo badan. Taasi waxay muujineysa biseylkiisa iyo ilbaxnimadiisa.
Abdinur Mohamed16,518 次观看 • 1 年前
没有更多内容可加载