#muqdisha

𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧𝐭𝐢𝐢 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐪𝐮𝐮𝐬𝐭𝐞𝐞𝐧!! Waqti ey uga’adagtahay majirto maanta wiilka iyo gabadha kunool #Muqdisha MW #Hsm shaqo la’aan iyo shiid ayuu baday Xamar, lacagihii dhalintaan shaqa abuurka loogusameyn lahaa jeebkiisa & jeebka caruurtiisa ayey galeen. Guryahoodii ayaa lagadumay, ayagoo bajaaj kuxamaalanaya ayaa canshuur xaq daro ah lagaqaadaa, wadooyinkiina waa lagaxirtay. Taa wxaa usiidheer dilka iyo dhaca joogtada ah oo naftooda & maalkooda laguhayo. Sorry Sorry Sorry 🙏
Caabi -𝙏𝙝𝙚 𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞 𝙎𝙤𝙣🇸🇴38,611 次观看 • 1 年前
没有更多内容可加载