Video wird geladen...

Video konnte nicht geladen werden

Zur Startseite

🤗🌍 18 may , 1 luulyo iyo mashruuca dhalanteedka

19,581 Aufrufe • vor 1 Jahr •via X (Twitter)

10 Kommentare

Profilbild von 🇮🇷الغاصبين🇵🇸🇸🇴🇾🇪
🇮🇷الغاصبين🇵🇸🇸🇴🇾🇪vor 1 Jahr

Omarow arinkan haka amusin bagadi Sh. Mustafe || Ilaah baan ku dhaartaye inaad magaciisa maro ku qorto, dabadeed dhabarka ku xidho (dhabarkaaga), waa ceeb weyn iyo gaf yar.

Profilbild von Somlanderr
Somlanderrvor 1 Jahr

18 May waa maalintaan Failed State Somalia , midowgii ka laabanay, SH MUSTAFANA waa shakhsi diinta u goay oo waxba odhan maayo

Profilbild von Isbatoore
Isbatoorevor 1 Jahr

Waa nuuc gumeysi maskaxeed inaa udabaaldagto maalin uu "gumeyste" xornimo ku siiyey. Waana dhaqan reer galbeed

Profilbild von Ibrahim
Ibrahimvor 1 Jahr

Omarow please waa 6 saac seexo Xilli hore inaad sexato fiican🤣🤣

Profilbild von Udubka 🍉
Udubka 🍉vor 1 Jahr

Waa Alxaqiiqa 💯

Profilbild von upthi madoobe
upthi madoobevor 1 Jahr

waxaas Odhan Sheegay Shiikhena Waa lagu Garty Lakiin Meel Aan Ogahy xumaanta Ka dhacdaa io Fasqiga isdaba marintaa Cid Shiikho ka Hadashaa maxaa Badanaa loo Arki Waaye mey Baqayaan😭😂😂💔

Profilbild von PEACE 🕊️ LOVE 💕 Live
PEACE 🕊️ LOVE 💕 Livevor 1 Jahr

Somali kibirka waxadbo mooda in waalidka ow kuso tarbiyeeyey. Welibo waxa ogu sii daran kuwa logu yeero odey beleyd iyo sheydhama ladhaho garaad iyo isim. Xiligii masjidka gali lahayen ayay dadka isku dirayan

Profilbild von Khabar - ابو شيبه
Khabar - ابو شيبهvor 1 Jahr

Jazakallaah sheikh

Profilbild von Keise Aden
Keise Adenvor 1 Jahr

Cawantiba janis nagy heshay

Profilbild von maxamed aamin
maxamed aaminvor 1 Jahr

M.a

Ähnliche Videos