
Ogaansho
@OGAA_NSHO • 117,514 subscribers
مَن كَانَ يُرِيدُ الْعِزَّةَ فَلِلَّهِ الْعِزَّةُ جَمِيعًا Whosoever desires honour, power and glory then to Allah belong all honour
Shorts
Videos

Nusayr Mazraawi 🇲🇦 Xidigga difaaca waaxda bidixe ee Marooko . #Qur'aan .
Ogaansho15,253 views • 1 month ago

Muwaadinka caadiga ah ee ku nool Hargaysa maslaxadaada xagay ku jirtaa xaaladaan oo kale.
Ogaansho17,819 views • 1 month ago

I'm not rich, I'm free | Ma ihi qani laakiin xor ayaan ahay ▪️Shakhsi ahaan aad ayaan u daneeyaa tijaabooyinka shucuubta kala duwan caalamkaan saacado badan ayaanan ku bixiyaa muuqaalada noocaan oo kale ah ▪️Galbeedka gaar ahaan maraykanka waxaa ku soo badanaayo dad sida ninkaan ka istaagay shaqooyinka 9-5 la shaqaynaayo , cayrinta nolol raadinta guul ! nolol waligaa aad dayn ku jirayso iyo cayrinta wax aanan la soo qabani karin ilaa aad ka halaagsanto oo aad adduunkaan dhaafto . waxaan u malaynaayay ayuu yiri waagii hore qaninimadu inay tahay mushaar badan , gawaari , alaab badan laakiin waaqica sidaas wuu ka duwan yahay Maanta waxaan ahay qof qani ah anigoona haysanin alaab iyo dakhli la sheego laakiin niyad ahaan waan daganahay ,asaasiyaadka noloshana waan haystaa meel aan seexdo iyo wax aan cuno , ma jirto cid dayn igu leh wax aan cayrinaayo malahan sidabiici ah ayaan u noolahay . Rasuulka SCW wuxuu yiri " من أصبح منكم آمناً في سربه، معافى في جسده، عنده قوت يومه، فكأنما حيزت له الدنيا Hadaad caafimaad qabto , nabad ku soo kacday , aad haysato maalintaada wixii aad cuni lahayd , waaba in adduunkii oodhan agtaada ku furtay .
Ogaansho38,906 views • 5 months ago

Isha ku haya dhacdooyin muhiim ah maalmaha soo socdo geeska afrika.
Ogaansho24,833 views • 4 months ago

Garoomadeena iyo shisheeyaha Goormeen ka bixi doonaa xaaladaan ihaanada ah.!
Ogaansho10,876 views • 1 month ago

🙂Dowlada federaalka ma ahan cidda la tacaamuli karto Somaliland sababtoo ah ..
Ogaansho10,270 views • 2 months ago

Hargaysa : sh shacbaan. Walaahi aniga sida walaalkaan oo kale ayaan ilaa hadda amakaag sananahay muuqaaladii aan arkaynay ... yaaa alllaaaah , nin dhalinyaro soomaali ah oo saxafi sahyuuni ah shaah u shubaayo iyo qof xijaaban oo la niikinayso koox mujrimiin sahaayina ah !
Ogaansho20,768 views • 6 months ago

Yarkaan ma aqaano laakiin wuxuu ku hadlaayaa carrabka dhalinyarada soomaaliyeed ee quusta ka taagan hogaamiye kooxeedka midwalba tuuladiisa uga dhawaaqay dowlad bug ah shisheeyaha gumaysiga rajo xumada . Federaalka soomaaliya waa dowlado yar yar oo aanan wax shaqo ah isku lahayn mid mid heshiis la ah ma jiro .
Ogaansho28,334 views • 1 year ago

Mudanahaan waxaa la dilay 2005 : wuxuu ka hadlay ▪️Shirkii waqtigaas ka socday kenya iyo xubnaha baarlamaanka ku dhawaad 3meel ay yihiin wakiilada itoobiya iyo dad shilinka fiirinaayo ▪️Wuxuu ka hadlay markay hogaamiye kooxeedkii maraykanka u dhiibi jireen qofkii diin ka muuqato ▪️Sida uu maraykanku soomaaliya dhinac walba uga hareereeyay iyo hagar daamada shisheeyaha . Magaciisa : Cabdulkhadir Yaxye.
Ogaansho18,712 views • 1 year ago
