正在加载视频...
视频加载失败
6 bilood ayaan haystaa 🙂
11,602 次观看 • 2 年前 •via X (Twitter)
10 条评论

Msha allah ustaad codkaagu waxa Uu u eekaadey sidii berigii aad bilowdey kanaalka ogaansho insha Allah waan ku farxi lahaa in aan noqoto xubin ka tirsan saxafiinta aljasiira Adoo anaga na matalaaya oo aad caalamka carabta iyo islaamkaba la wadaagta waxa fiican ee aad noo sheegto

War wathaaiqiyaatka mudablajka ah baad kusoo baxaysaa wlhi

Masha Allah hada ayan dareemaya codkada mcankiisa yacnii aad ayu u hormarsan yahay , 6 bilood ka dib waxa kaliya aan rijeyneyno wa in uu intaas ka sii fiicnada wa wada horumar ah aad cagta saartay wxan ku rajeyna in uu alle ku fududeeyo insha Allah.

Well done keep going, Waayo soomaaligu waa local waa loobaahan yahy luuqado kale oo international ah dhalin yaro wax inoogu soo gudbisa. Ragii documentary ku luuqay jiray waxa aan u jeclaa محمد سعيد 😊 هناء بالين عام 1945

Ogansho anigu aad ayan u raab inan ku tobabarto sida wax loo akhroyo si qurxoon oo macno leh

يا عمر نبرتك جيدة ماشاء الله عليها بس عليك أن تتقن مخارج الحروف العربية

masha allah .

Jimco wngsn

Wow your so delusional its unbelievable

الحنجره تلعب دورها استمر 👍
