Loading video...

Video Failed to Load

Go Home

6 bilood ayaan haystaa 🙂

11,602 views • 2 years ago •via X (Twitter)

10 Comments

Ahmed Qariib's profile picture
Ahmed Qariib2 years ago

Msha allah ustaad codkaagu waxa Uu u eekaadey sidii berigii aad bilowdey kanaalka ogaansho insha Allah waan ku farxi lahaa in aan noqoto xubin ka tirsan saxafiinta aljasiira Adoo anaga na matalaaya oo aad caalamka carabta iyo islaamkaba la wadaagta waxa fiican ee aad noo sheegto

Rabiic Abdikadir's profile picture
Rabiic Abdikadir2 years ago

War wathaaiqiyaatka mudablajka ah baad kusoo baxaysaa wlhi

said omar's profile picture
said omar2 years ago

Masha Allah hada ayan dareemaya codkada mcankiisa yacnii aad ayu u hormarsan yahay , 6 bilood ka dib waxa kaliya aan rijeyneyno wa in uu intaas ka sii fiicnada wa wada horumar ah aad cagta saartay wxan ku rajeyna in uu alle ku fududeeyo insha Allah.

Said Osman's profile picture
Said Osman2 years ago

Well done keep going, Waayo soomaaligu waa local waa loobaahan yahy luuqado kale oo international ah dhalin yaro wax inoogu soo gudbisa. Ragii documentary ku luuqay jiray waxa aan u jeclaa محمد سعيد 😊 هناء بالين عام 1945

salma mohame qaza🇸🇴🇵🇸🍓🦋's profile picture
salma mohame qaza🇸🇴🇵🇸🍓🦋2 years ago

Ogansho anigu aad ayan u raab inan ku tobabarto sida wax loo akhroyo si qurxoon oo macno leh

Asiya's profile picture
Asiya2 years ago

يا عمر نبرتك جيدة ماشاء الله عليها بس عليك أن تتقن مخارج الحروف العربية

Mohamed Ahmed's profile picture
Mohamed Ahmed2 years ago

masha allah .

abdihakim Hussein's profile picture
abdihakim Hussein2 years ago

Jimco wngsn

william 𐒓𐒘𐒐𐒐𐒘𐒖𐒝's profile picture
william 𐒓𐒘𐒐𐒐𐒘𐒖𐒝2 years ago

Wow your so delusional its unbelievable

Saleh Abdelsamed's profile picture
Saleh Abdelsamed2 years ago

الحنجره تلعب دورها استمر 👍

Related Videos

Ayaan babu entry iche varuke ey records aina ⚠️
0:26

Sensitive content

Ayaan babu entry iche varuke ey records aina ⚠️

256,699 views • 1 year ago