Загрузка видео...

Не удалось загрузить видео

На главную

6 bilood ayaan haystaa 🙂

11,602 просмотров • 2 лет назад •via X (Twitter)

Комментарии: 10

Фото профиля Ahmed Qariib
Ahmed Qariib2 лет назад

Msha allah ustaad codkaagu waxa Uu u eekaadey sidii berigii aad bilowdey kanaalka ogaansho insha Allah waan ku farxi lahaa in aan noqoto xubin ka tirsan saxafiinta aljasiira Adoo anaga na matalaaya oo aad caalamka carabta iyo islaamkaba la wadaagta waxa fiican ee aad noo sheegto

Фото профиля Rabiic Abdikadir
Rabiic Abdikadir2 лет назад

War wathaaiqiyaatka mudablajka ah baad kusoo baxaysaa wlhi

Фото профиля said omar
said omar2 лет назад

Masha Allah hada ayan dareemaya codkada mcankiisa yacnii aad ayu u hormarsan yahay , 6 bilood ka dib waxa kaliya aan rijeyneyno wa in uu intaas ka sii fiicnada wa wada horumar ah aad cagta saartay wxan ku rajeyna in uu alle ku fududeeyo insha Allah.

Фото профиля Said Osman
Said Osman2 лет назад

Well done keep going, Waayo soomaaligu waa local waa loobaahan yahy luuqado kale oo international ah dhalin yaro wax inoogu soo gudbisa. Ragii documentary ku luuqay jiray waxa aan u jeclaa محمد سعيد 😊 هناء بالين عام 1945

Фото профиля salma mohame qaza🇸🇴🇵🇸🍓🦋
salma mohame qaza🇸🇴🇵🇸🍓🦋2 лет назад

Ogansho anigu aad ayan u raab inan ku tobabarto sida wax loo akhroyo si qurxoon oo macno leh

Фото профиля Asiya
Asiya2 лет назад

يا عمر نبرتك جيدة ماشاء الله عليها بس عليك أن تتقن مخارج الحروف العربية

Фото профиля Mohamed Ahmed
Mohamed Ahmed2 лет назад

masha allah .

Фото профиля abdihakim Hussein
abdihakim Hussein2 лет назад

Jimco wngsn

Фото профиля william 𐒓𐒘𐒐𐒐𐒘𐒖𐒝
william 𐒓𐒘𐒐𐒐𐒘𐒖𐒝2 лет назад

Wow your so delusional its unbelievable

Фото профиля Saleh Abdelsamed
Saleh Abdelsamed2 лет назад

الحنجره تلعب دورها استمر 👍

Похожие видео