正在加载视频...
视频加载失败
Alx! Raboow naga aqbal.
11 条评论

Dhalinyaradii Dhulbahante badda Algeria iyo Spain ayay ku dhammaadeen halka aad idinkuna lacagihii aad ka faaideen dagaalkii aad bilowdeen ayaad ku xayaadaysaan. Yaa idinka aqbalaya Xajjka?

Dadki masaakinta aha ee reer Laascanood intaad dagaal galiseen baad ku bashaalaysaan lacagti aad ka faa’ideen duminti Laascanood. Ilahay waxaad samayseen wuu ogyhay. You have blood in your hands both of you are equally responsible for what happened to the citizens of Laascaanood!

Sanad kasta ma xajineysaan idinku?

#ExtraCancha BRUCE WILLIS SIGUE SONRIENDO. 🥹 Después de un mes complicado para Bruce Willis y su familia, Emma Heming subió una emotiva foto de aniversario. ☺️ Era lo que todos queríamos ver. #BruceWillis #EmmaHeming #Aniversario

Munafiqiin dhiig ii dhiib dadkoda ku ridey

Garaad ciid wanaagsan

Ma waxad u haysataan in Ducada Ciyaar'Ciyaar lagu Aqbalo? #Xaramka Ciyaarta laga Daayo !!!

laba tuug oo maatidoodi dhiigooda xaraashay

Xataa haday xajka gudanayaan siyaasad fool xul ka hadhi maayaan. Godka aakhiro la aad xumaantaad Somaliland ka bilowday. May God never accept your ill wish.

Waxad umad rogtey wa lagu waydiinaya

ALLE KAAMA AQBALO MUNAAFAQ AYAAD TAHAY 🔥DHALINTA IDINKAA QAXIYAY🔥
相关视频
Sensitive content
Nightmare Fuel
ALX 🇺🇸
266,633 次观看 • 3 年前
