Cryptocurrency is a digital currency that uses blockchain technology for secure, decentralized…
@Hormuud41K followers
13,835 views #BGS24 #SomaliFintech
15 Comments
Comments from the original post on X (Twitter)

@Booskapro
Waa Fursad Dahabi Ah Hadii Hormuud ay Dhalinta Somaliyeed U Fududeyso Suqaan Cryptocurrency Waxaana Idin ku War Galin In Uu Jiro Space Daily Haben wlbo La Qabto 9pm Xiliga somalia Loogana Hadlo suqaan Imaada Oo Dhalinta La Hadla
9 likes

@mohamedalimukta
Waxaa jira space looga hadlo oo dhalinyaro Soomaaliyeed gacanta ku hayaan imaada oo la hadlna waxaa ku soo qeeb gala kun qofood habneenkii wuxuuna soo galaa 9PM xiliga Soomaali @somaliwhale @somalisfc @zakariyasharif9 @DhoodiShakur iyo dhaliyaro kale oo qibrad u leh Suuqaan.
3 likes

@matrixlll
@OAbraar If hurmuud brings cryptocurrency to Somalia, it’s a game changer
2 likes

@Mohafahiye
From #sfc
1 like

@Mokeire
@somaliwhale @DhoodiShakur Tabliiqintiina bulshada wey soogartay 👏🙏.
1 like

@AliAbdiMohame15
From #SFC

@diiriye59
diyaar ma utihiin inaad suuqaas ka faaiideystaan dhalinyarada uga faaiideysaan

@NimoAliFarah1
@somaliwhale buuqii waa bilaawnay @Somali finance club @DhoodiShakur Hhhhhhhhhh @SFC meel walbo ayada ku qoreena lool

@Sayd_omar_8k1
Shaqadeenii maad soo faragashateen.

@zakimoqtar
Somali Finance Club @somalisfc

@BurkaCaliburka
Mansha Allah

@khadar_13
#sfc

@FarahLsse56817
Isbadal ka adunka kiribto kaaransi Xiligii ku haboney ayey suuqa imaanayaan Harmuud waad ku Mahad santihiin Aragtida fog

@Daahir4949
Somali finance club #SFC

@m_jilayy
#SFC
