正在加载视频...
视频加载失败
Fariinteyda reer KGS.
50,335 次观看 • 7 个月前 •via X (Twitter)
30 条评论

Shut up jajuus Tiktoker.

@Feysalvip Waxay noqon doonta tariikh foolxun hadii la ogolaado doorashada noocaas ah

@PhiloSomalia FARIINTAYDA KG ❌ FARIINTA BEESHA HAWIYE ✅ Wax Somalia 🇸🇴 ma jirto reerkaga dhinac ka raac Beesha hawiye ayaa ku soo duushay deeganadaadii

@mmcadaani Look 👀 who is talking!

Sidii caruurtii TikTok bu u hadlayaa ninkaa wasiirka laga dhigtay😧

@dunia_work Ka daaya dagaalka Baidhaba! Dagaal uma baahna ee macaawino iyo gargaar bay u baahan yihiin😔 Wiil dambbe oo naga dhinta ma rabno!

@Abdulka97752059 Wa min aayaatihi

Waxaan oo dhib ah hadii Lafta Green uu KG ku haayo maxaad u sheegi wayday afartii sano la soo dhaafay ee maanta ula sugtay? Tan labaad hadii aad dadka KG dhib u ogoleen maxaad da’yartoodi xaabo uga dhiganaysaa adiga oo nin kale dantiis fulineysid?

South West people always with the Federal Goverment of Somalia!

Haddaad is leedahay in aad Laftagareen meesha ka saarto, ayaa Damjadiid xukunka ugu sii dheereen kartaa, Aqoon baa kuu harsan! Waxaa cajiib ah in adigoo 9 sano wasiir soo ahaa, aad dadkaaga mindiyaha u soo soofeysato! Waad guuldareysatay, ee is casil!

somalia hanolato 🇸🇴

@Abdulka97752059 Jazjus turkiga ushaqeya

New governor of South west state in sha Allah 🙌🏾

Waxaad ka shaqeynee sidii aad dantaada u gaari lahey waana kula fiican tahay in dhiiga dadka soomaliyeed daadiso waliba suit u sok xiranee waxaase ayaan darro ah in 2026 dhiig soomaliyeed iyo dad walalo ah aad colaad ka dhex abuurtaan maalin aan maanta aheyn ayaa lagu xisaabtama

@Feysalvip

I am telling the Ethiopia government to support South west state. This minister is puppet of Egypt warlord Hassan sheikh is planning to attack Ethiopia if he succeeded in this war Ethiopia most send troops to south west to defend itself

He thinks be is something😂cunugan yar dagalkna waligis ma galin,armuu nigada tiktok u ficned

War ninkaan ya dib ugu so celin kara Ankara... 😮💨

@Bureeqa19 Guuleeyta🩵💙💙

@jaaamaa422 Kuwa aad adigu ku jirto ee raba inay la wareegan KGS ma dhaantin kuwa hadda jooga. Weliba adiga wadanka khatar ba ku tahay maya oo keliya KGS. Wa in lagu istaajiya oo Virus kagu ku fidin KGS.

You’re already illegitimate.

Madaxa kuxira.dabadilif

Wiikaw tolkaa haku eedoobin dadkani dhulkooda iyagaa alle ku beeray iyagaana u hadhiddoona adna taarikhdadu mugdibay gelaysa haku suntananin tolkii la colow

The FGS soldiers embarked on a 130-mile journey from Mogadishu to Daynuunay, with 9 miles remaining before reaching Baidoa. The pivotal question now arises: how will you launch an attack on Baidoa? Will you continue southwest along the main road or opt for an eastward route?

[email protected] +905321642891

Farriin cad oo caqli iyo xigmad xambaarsan. Hadalkaan waxaa kucad in Lafta Gareen dagaal udiyaar uyahay waxtalo ahna diiday

Sheeko xariirtii Culusoow misaajidka maa la timid adne? War filimkan aad maalin walba keligiin wadataan ma soconayo

Nio dadkaan dadkaaga waaye wax masta hadey dhacaan meeshaan waa usoo danbeenee adiga iyo ilmahaaga taarikh xun ha uga tagin Meesha caruur iyo dumar dhalin yaro ayaa ku nool qofkaa aabihiisa dishey sidee ku dhahee qof nabad soo wadaan ahay Taarikhda wey qormeysaa waqtigana fly

The people of KGS are suffering through drought, and a severe lack of food and water,yet instead of helping them, you chose violence. This will not be forgotten. There must be accountability for what you’ve done, you and @HassanSMohamud

Ciidamada qaranka maad Jilib iyo Ceelbuur geysid.
相关视频
Sensitive content
Bulking 118 kgs
Pingpong_Kawaii
45,090 次观看 • 1 年前
Sensitive content
Flexing 70 kgs BSS
V
743,262 次观看 • 2 个月前
