Загрузка видео...
Не удалось загрузить видео
Hambalyada yaan la colaysan. #Somaliland
59,886 просмотров • 1 год назад •via X (Twitter)
Комментарии: 9

Midnimo ban raba iyo jabhad Kala goyn ba raba isma qabato.

Dadka fikirka alshababka amiinsana yan laa coladsaan oo uso hambalye sister since ay qarkood yahin dad Somali ah 🤗Oo fikirkooda u dabaldaga

Dear #Somalia .... Instead of hating on #Somaliland celebration and acting all bitter.... why don't or can't you build something better?? That’s how real pride is earned.....

@Sadia_Elmi1 aragagixsada calanka tawxiidka leh wata ma la odhan karaa waxba kama duwana calamada kale sidaas awgeed waa loo hambalyeynayaa? Calanku waxa u taagan yahay in la fahmo ayaa muhiim!

U malayn maayo inuu jiro qof justify garaynkara hamlabyada maalintaas 18 may inaysan dhaawac ku ahayn midnimada Soomaaliyeed inuu jiro, mid waan isla ogolnahay walaaleheen in ay nabad haystaan is xukumaan, bogaadinta arimahaasi ma aha inay tahay goonigoosadnimada maalinta ku suntan in qof soomaali ah oo midnimo aaminsan iyo wada jirka dalkiisa inuu is dhex galiyo , sister i admire you and support your political activism, but I strongly disagree with you on this matter, I see it as a matter of national security same as our government introduced secessionism , lieveling it a threat to Somali nation .

Sacdiya mamulada kale lamid ma aha mabdayin somaland waxay doonaysaa gooni goosad waa dambe qofka taagera waa dembiile

Yaa wax kaa qaadi kara, queen baa tahay. In Libaax-San-Kataanta ku dhalay.

Thank i awoowe ❤️

Well said
