Video yükleniyor...
Video Yüklenemedi
Maashallah Madaxweynaheena sharafta badan. 🇸🇴
32,484 görüntüleme • 1 yıl önce •via X (Twitter)
11 Yorum

I was confused with the President before but now I have realized that he has a multiple personality disorder!

Wa 2 differents issues qofka caadi ah Wuu fahmayaa lkn qofka sida macalin Prof sola dhinaca qabyaalada ka eego mafahmayo

Cutting the clips and taking things out of context to spread misinformation . This is the definition of tribalism .

- Moonlight

Ninkan alle Caqliga iyo garashada ha usoceliyo

Somaalidu abaal malahee hadal la qalqaloociyo macno samayn maayee,Hasan markuu qabsaday 3 milyan oo ayaa qarka u saarnaa inay macaluul u dhintaan,maantana barwaaqada lagu jiro waad u jeedaa.meeshii wax laga soo sheegana gargaarku wuu dul joogaa.

Qoom waliba madaxda ay istaahilaan yey helaan. Ha iska faano, hanti badan oo xadka goosatay ha tabcado, yaa uun ku yidhaahda. Dagaalada iyo duulimaadka ka jooji jubbaland? Yaa yidhaahda Mareexaan & Ogaadeen dab ha ka dhex shidin? Dagaal socon kara 50 sano iyo ka badan😔😔😔

It's coldhearted to blithely hurt everybody 😲 We've a president bragging about dubious achievement

He is becoming more arrogant and self satisfied.

Xasna Sheikh, CBB-da iney ka adeegato isagaa isugu wacan .

Hypocrisy
