正在加载视频...

视频加载失败

Maxaa kasoo kordhay Sool Bari?

11,736 次观看 • 1 年前 •via X (Twitter)

9 条评论

Amina Mohamed 的头像
Amina Mohamed1 年前

Caalamka ma xukumo 🇸🇴 middaas aya kaa qaldan. SSC haddii shalay Meles Zenawi idinku amray in aay ahaato dhul lagu muransan yahay maanta SSC-Khaatumo waa maamul jira. Shalay SSDF & SNM ayeey ahaayeen kuwi 🇪🇹 soo horkacay oo 🇸🇴 soo geliyay maanta taarikh xumo kale yaan la sameynin.

saeed abdirashid 的头像
saeed abdirashid1 年前

Idil qoobey si wacan baad uniikin taqaan

Jibril Qoobey 的头像
Jibril Qoobey1 年前

Garka iyo Shaarubahaad ilawdeen ee markale ku noqda.

Ali Hassan 🇳🇴 的头像
Ali Hassan 🇳🇴1 年前

Ninkan wuxuu la walaahay masayr naagtiisa ayaa mid garac ah oo qalas ah ka qaaday cadhadii wakaas Sool ku waashay

₿ukhari Jibril Mohamed 的头像
₿ukhari Jibril Mohamed1 年前

Waa isdalinayaan garaad waala igumaystaa iyo kooxdiisu. Muuse biixi waxa lagu amray inuu cidanka tukaraq kasooceliyo magaladana kasaaro Argagaxisada LC waxay umaleyaan iney cidamo jabiyeen 😁 Sideed u jabin kartaa ninkii kuufasaxay inaad wadanka iyo magalada sogasho?

Ahmed Warsama 的头像
Ahmed Warsama1 年前

Waxaad si rasmi ah u gaadhay gunta hoose sxb. Iska daa SSC intaadan sii waalan

Malabo Mulaaxo 的头像
Malabo Mulaaxo1 年前

Cudur sool Bari la dhaho baa kugu dhacey wiilka galmudug

Space 的头像
Space1 年前

Iska daa SSC intaadan sii waalan😂😂😂

Mohamoud Shiine Beekooz 的头像
Mohamoud Shiine Beekooz1 年前

Sheekadad cawaantu wa rumeysan laheyd meesha keliya ee aad ku fashilanta waxa weyaan markii aad tiri Dawladda UK ay Dawladda FS ku tiri waxaad farageliseen SL idinkoon kala tashan puntland hhh nio ma cawaan qaaqaawan ayad u warantaa.

相关视频