Video yükleniyor...
Video Yüklenemedi
waa arrin fiican culimadu inay hadlaan
18,815 görüntüleme • 1 ay önce •via X (Twitter)
16 Yorum

Waxaa kaa dhiman Kooxdii , Qeylo dhaan Ee kusoo dar. Iyagana , hhhhh Yaaab

Xasan waa Ina Gumeed Waana Hogaamiye Kooxed Maaha Mid Dal Lagu Aamini Karo

sheikh darodiyya annagu sheikh noo ma aha khasiis

Qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto muusoow waanu is fahamsannahay

Qof kasta u hadli kara

Wa run inay hadlaan culinadu lakiin Hawiye naceeb iska ilaali omar siyaasadii farmajo saad maad ahayne

yes waa sax igaar mareexaan tahay inaad hadashaa waaba waajib sheekh

Who are Khawarij? Those who incite hatred for Muslim rulers & governments & justify khuruj against them. Consensus (ijmāʿ) on this has stood unchanged, opposed only by deviant sects like the Khawārij and Shi'ah.

Dee ma Bangladesh iyo Afghanistan baad ka liidataan wax iska celiya mise naftaad jeceshihiinoo inaad dulmiga iska qaadaaanba ma rabtaan oo hadl uu bay idin kaga soo hadhay

Obedience to the Muslim ruler is obligatory in that which is not sinful, and rising up against him due to his sins or oppression is not permitted by ijmā’ (consensus) as recorded in the books of ‘aqeedah of the early Salaf as well as the authentic Sunnah.

Aad iaad

ILAHAY ha barakeeyo sheekha Dulmiga waa in laga hor tagaaa

qabiilkii ku qaaday kuma dhigo ogaanshoy from siigo to siyaasad qabiili ah

استغفرالله العظيم يارب

Nacas yahow kulahaa yaaab wlhi ma sidaas ayaa fariin loo diraa

فضيلة شيخنا العلامة الفقيه محمد عبدأمل بارك الله فيك ونفع بعلمك وجزاك الله عنا خير الجزاء أسأل الله أن يحفظك، ويزيدك علمًا وتوفيقًا ويثبتك على الحق ويبارك في عمرك وعملك، وينفع
