Loading video...
Video Failed to Load
Xasbunalaahu Wanicmal wakiil. #Ceeb.
31,141 views • 1 year ago •via X (Twitter)
10 Comments

Siyaasiyiintu soomalidu isma dhaamaan Xataa farmaajihii ay Somalida badankoodu amaani jirtay, Siyaasiyiintaan WASHINGTON IYO LONDON baa laga soo aflixiyay Qaabka loo soo tarbiyeeyay baaba ah in ay dal shisheeye raali galiyaan, dad la soo malgashaday weeye, Haku daalin sxp 😂

Kufaarta aqalka xamar kuyaala fadhida ee aan waxba dhaamin nidaamka Zionism ka. Nama matalaan waa magac uyaal lacagta uun meesha kusuga magiciina inaga dilay alle dhan haynoo dhaafiyo

Dilaaliin ayaa soomaalida u taliya Umado kale amaradooda ku shaqeeyaan Alxamdulillah hadii Shacabku fahansan yihiin.

Nin gaajaysan gob maaha, shilimaadka yar ee emarat bixiyo uun bay is leeyihiin dhacsada, wadan baysan dan kalahayn, sumcad baysan dan ka lahayn, waa siyaasiyiin aan damiir lahayn oo gaajaysan.

Dowlada maheysano

Adigaa ah Caamil iyo dayuus ah waar yaa youtuber naga aamu😂

@MOFASomalia wasarada konfurta somalia ee la haysto cidno ma ma matasho

Ana yabay saka mrkn sokacy umban arky Wlhi wa wx laga yaqyqsado يالأسفي عليهم

Ayaandarro weyn ayaa inna heysata dowlladnimadooda ha cunaane magaca soomaaliyed ha inoo dhigeen munaafaqiinta xasan hogaaminayo

Waan ka xunahay waxa ka soo baxay damul jadiid waa koox doqoniimo iyo caqli xumo buux dhaafisay Suudaan waa dal inagu weyn inaguna aan ku weynahay Suudaan abaal aan caadi ahayn ayey inagu leedahay
