
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
@GaraadMukhtaar • 24,404 subscribers
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale. Garaad ka mida Isimada Dhaqanka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa degaanada SSC.
Shorts
Videos

Garaney! Laakiin kuwa la barakicinayo iyo kuwa xabadu caawa ku dhaceysaana Hawiye maaha? Sida caadiga ah nabad iyo wada hadal baan ku baaqi lahaa, laakiin ergadiina odayaasha Hawiye dhankooda ayey ka baaqatey oo bil iyo dheeraad u fadhiney Xamar. Bal nafta wiilasha Soomaaliyeed ee inaga dhimanaya inoo ilaaliya.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale14,966 次观看 • 3 个月前

We reaffirm again our commitment to restrain any attacks during the withdrawal of the Somaliland security forces from SSC-Khaatumo. Villa Somalia United Nations United Somali Alliance United NationsSomalia UK in Somalia🇬🇧🇸🇴 ssc.isimo OPM Somalia 🇸🇴 U.S. Embassy Mogadishu, Somalia Amnesty Eastern Africa
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale64,408 次观看 • 3 年前

Bravo 👏🏻 Minster Fiqi. Teach’em unforgettable lessons. If they want to become ambassadors to a country called Somaliland, let go there wherever that is, but don’t let anyone mistreat our nation under your watch. Thank you for your services and leadership.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale37,112 次观看 • 1 年前

Waa soo dhoweyneynaa Ergeyga Madaxweynuhu u magacabey wada hadalada Somalia iyo S/L. Waa talaabo xambaarsan hadafkiisii ahaa "Soomali Heshiisha, Duninada La Heshiis ah". Anagu hadaanu nahay reer SSC-Khaatumo, mid gaar noo khuseysa ma aha, waa mid ku eeg Soomalida Waqooyi ee S/L.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale53,716 次观看 • 3 年前

Muse Bihi Abdi Xududaha waxaan moodayey in la dhameeyey 1960kii, ee hadii Engriis tabasho qabo, ha noo yimaado. Waa xaajo Somali iyo Engriis u dhexeysa. Wixii intaa ka sokeeya, san kuneefle kale ka dhageysan mayno xuduuda SSC meeshay tahay. Waa Soomali, Soomalibaana iska leh.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale52,328 次观看 • 3 年前

Alxm, waxaan shaley ku sii sakootiney garoonka dayaaradaha ee Garoowe, waftigii Isimada Dhaqanka ee nooga yimid Muqdisho, kuwaas oo usii jeedey magaalo madaxda Soomaliya ee Muqdisho. Intii nala soo dhowesey iyo intii nala sakootideyba aad baan uga mahad naqeynaa. Jazakula Kheyr!
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale47,645 次观看 • 3 年前

Alxamdulilaah maanta oo la dhaarshey xubinihii 45ta ee maamulka SSC-Khaatumo oo lagu dhaarshey Laascaanood. Ilaahey waxaan uga baryeynaa inuu xilka culus iyo hawsha faraha badan ee hor taala inuu u fududeeyo, xilkaasna ku asturo, kana dhigo kuwii hogaanka iyo xoreynta
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale41,766 次观看 • 3 年前

This documentary clip shows the size of bullets and ammunition that were used on Laascaanood’s civilians including women and children by Somaliland. They must be stopped as they’re a threat to humanity. Thanks to Horufadhi Media. Villa Somalia U.S. Embassy Mogadishu, Somalia.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale45,363 次观看 • 3 年前

Boqoroow aan kuu saxo. Fahiima iyo Raxmo iyo kun kaloo la mida iyagoo guryahooda jooga waa kuwii la duqeynayey. Faysal C. Bootaana waa kii kusoo afuufayey madaafiicda iyo hoobiyayaasha. Maantana waxa badbaadshey Alle ka sokow waa kuwii uu diley Aabayaashood. Wuxuuna u xidhan yahay dulmigii uu ka geystey dadkaas. Cida soo hiiliseyna umadu waa wada og tahay laakiin idinkaa Alle idinka qariyey. Mar aad ku sheegtaan Federal, iyo maraad ku sheegtaan Puntlan, iyo maraad ku sheetaan argagixiso, iyo hadood Daarood dusha u saarteen, bal cidaad la heshiin laheydeen kusoo midooba, oo rarista sida abtirsiinada Isaaq ka daaya.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale28,405 次观看 • 1 年前

Maansha Allaah! Isku tashi bulsho ayaa lagu soo gadey gawaadhidaan Police ka. Aad baan ugu mahadinayaa ganacsatada iyo bulshada reer Laascaanood isku tashigooda iney ku qalabeeyaan laamaha amniga ee SSCK. Waa mid ku dayasho mudan meelkasta oo la joogo. Khayr Alle ha idin siiyo. Sidoo kale waxaan u mahadnaqayaa maamulka P/L oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Deni iyo ku xigeenka iyo waxyaha kale ee dawlada oo soo fududeeyey, waddana u jeexey in wixii ay leedahay SSCK ay ka soo dagaan dekadaha maamulkaasi, iayada oo la xakameynayo inaan cid kale ka faa’iideysan dariiqaa u furan SSCK. Daaqadii ka faa’iideysigu waa soo xidhantey.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale19,821 次观看 • 1 年前