Fahad Yasin فهد ياسين's banner
Fahad Yasin فهد ياسين's profile picture

Fahad Yasin فهد ياسين

@FahadBinYasin63,104 subscribers

National Security Advisor & Director of National Intelligence Agency, #Somalia (2018-2022). | مستشار الأمن القومي ومدير المخابرات الوطنية الصومالية.

Shorts

Magacaygu waa Siciid Cabdullaahi Deni. Waxaan ahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Waxaan dhisayaa ciidan qaran oo amniga dalka ku filan. Waxaan sameynayaa lacag shilin Soomaali ah oo dalka oo dhan ka shaqaysa. 𝐌𝐚𝐲 𝟏𝟐, 𝟐𝟎𝟐𝟐. _______________________________________ Magacaygu waa Siciid Cabdullaahi Deni. Waxaan Madaxweyne ka ahay Dowladda Puntland. Waxaan u dhaqmayaa sidii dowlad madax banaan. Dekedaha dalka waxaan si toos ah ugu saxiixayaa dalkaan doono. Waxaan sameysanayaa lacag ii gaar ah. Dalalka aduunka oo dhan xiriir wanaagsan baan la yeelanayaa, marka laga reebo Dowlada Federaalka. 𝐃𝐞𝐜𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟏, 𝟐𝟎𝟐𝟒.

122,062 views

Videos

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil oo kala sharxaya siyaasadda teeda wanaagsan iyo teeda wareersan.
2:24

Sensitive content

This media may contain sensitive content.