
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
@GaraadMukhtaar • 24,170 subscribers
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale. Garaad ka mida Isimada Dhaqanka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa degaanada SSC.
Shorts
Videos

Ragoow kibirka waa lagu kufaaye, kaa hala ogaado. Muse Bihi Abdi
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale127,876 Aufrufe • vor 2 Jahren

Bravo 👏🏻 Minster Fiqi. Teach’em unforgettable lessons. If they want to become ambassadors to a country called Somaliland, let go there wherever that is, but don’t let anyone mistreat our nation under your watch. Thank you for your services and leadership.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale37,064 Aufrufe • vor 1 Jahr

Waa soo dhoweyneynaa Ergeyga Madaxweynuhu u magacabey wada hadalada Somalia iyo S/L. Waa talaabo xambaarsan hadafkiisii ahaa "Soomali Heshiisha, Duninada La Heshiis ah". Anagu hadaanu nahay reer SSC-Khaatumo, mid gaar noo khuseysa ma aha, waa mid ku eeg Soomalida Waqooyi ee S/L.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale53,696 Aufrufe • vor 3 Jahren

Garaad Jaamac baa hore u sheegey in dad u dhashey SSC lagala noqon doono dhalashada ama citizenship ka. Halkaan ka daawo qofkii ugu horeeyey ee lagu fuliyey ka qaadista dhalashada (SSC Citizenship Revoked). Kii Muuse aadoow, midaanaa kuu dambeysa.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale52,909 Aufrufe • vor 3 Jahren

Muse Bihi Abdi Xududaha waxaan moodayey in la dhameeyey 1960kii, ee hadii Engriis tabasho qabo, ha noo yimaado. Waa xaajo Somali iyo Engriis u dhexeysa. Wixii intaa ka sokeeya, san kuneefle kale ka dhageysan mayno xuduuda SSC meeshay tahay. Waa Soomali, Soomalibaana iska leh.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale52,238 Aufrufe • vor 3 Jahren

This documentary clip shows the size of bullets and ammunition that were used on Laascaanood’s civilians including women and children by Somaliland. They must be stopped as they’re a threat to humanity. Thanks to Horufadhi Media. Villa Somalia U.S. Embassy Mogadishu, Somalia.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale45,244 Aufrufe • vor 3 Jahren

Boqoroow aan kuu saxo. Fahiima iyo Raxmo iyo kun kaloo la mida iyagoo guryahooda jooga waa kuwii la duqeynayey. Faysal C. Bootaana waa kii kusoo afuufayey madaafiicda iyo hoobiyayaasha. Maantana waxa badbaadshey Alle ka sokow waa kuwii uu diley Aabayaashood. Wuxuuna u xidhan yahay dulmigii uu ka geystey dadkaas. Cida soo hiiliseyna umadu waa wada og tahay laakiin idinkaa Alle idinka qariyey. Mar aad ku sheegtaan Federal, iyo maraad ku sheegtaan Puntlan, iyo maraad ku sheetaan argagixiso, iyo hadood Daarood dusha u saarteen, bal cidaad la heshiin laheydeen kusoo midooba, oo rarista sida abtirsiinada Isaaq ka daaya.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale28,248 Aufrufe • vor 1 Jahr

Maansha Allaah! Isku tashi bulsho ayaa lagu soo gadey gawaadhidaan Police ka. Aad baan ugu mahadinayaa ganacsatada iyo bulshada reer Laascaanood isku tashigooda iney ku qalabeeyaan laamaha amniga ee SSCK. Waa mid ku dayasho mudan meelkasta oo la joogo. Khayr Alle ha idin siiyo. Sidoo kale waxaan u mahadnaqayaa maamulka P/L oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Deni iyo ku xigeenka iyo waxyaha kale ee dawlada oo soo fududeeyey, waddana u jeexey in wixii ay leedahay SSCK ay ka soo dagaan dekadaha maamulkaasi, iayada oo la xakameynayo inaan cid kale ka faa’iideysan dariiqaa u furan SSCK. Daaqadii ka faa’iideysigu waa soo xidhantey.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale19,821 Aufrufe • vor 1 Jahr

Afku kuma go’o Gudoomiye Timacade. Dheri nin dul joogaa laf kala baxa, inkasta oo ay aheyd caaqiidada dawladnimo in mid jooga iyo mid maqanba maanka lagu wada hayo, hadana weli inooma dhawa dawladnimadaasi. Halkaas noo fadhi Gudoomiye oo isha ku hay SSC-K, meeshey ka maqan taheyna dubaha ku garaac.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale17,619 Aufrufe • vor 1 Jahr