
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
@GaraadMukhtaar • 24,392 subscribers
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale. Garaad ka mida Isimada Dhaqanka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa degaanada SSC.
Shorts
Videos

Ragoow kibirka waa lagu kufaaye, kaa hala ogaado. Muse Bihi Abdi
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale127,926 просмотров • 3 лет назад

Garaney! Laakiin kuwa la barakicinayo iyo kuwa xabadu caawa ku dhaceysaana Hawiye maaha? Sida caadiga ah nabad iyo wada hadal baan ku baaqi lahaa, laakiin ergadiina odayaasha Hawiye dhankooda ayey ka baaqatey oo bil iyo dheeraad u fadhiney Xamar. Bal nafta wiilasha Soomaaliyeed ee inaga dhimanaya inoo ilaaliya.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale15,178 просмотров • 4 месяцев назад

We reaffirm again our commitment to restrain any attacks during the withdrawal of the Somaliland security forces from SSC-Khaatumo. Villa Somalia United Nations United Somali Alliance United NationsSomalia UK in Somalia🇬🇧🇸🇴 ssc.isimo OPM Somalia 🇸🇴 U.S. Embassy Mogadishu, Somalia Amnesty Eastern Africa
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale64,436 просмотров • 3 лет назад

On behalf of the SSC Traditional Leaders, Ciid Mubaarak Everyone!
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale58,336 просмотров • 3 лет назад

Bravo 👏🏻 Minster Fiqi. Teach’em unforgettable lessons. If they want to become ambassadors to a country called Somaliland, let go there wherever that is, but don’t let anyone mistreat our nation under your watch. Thank you for your services and leadership.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale37,118 просмотров • 1 год назад

Hadalka runta halaga sheeego. Ilaa Soomaalida waqooyi gobolkastaa iskiis u tashanayo, iskii isugu tashanayo, goonidiis masiirkiisa u yeelanayo, heshiis iyo nabad ka dhaceysa waqooyiga Soomaaliya ma jirayo. Muse Bihi Abdi Villa Somalia SscIsimada @SSCKhaatumo
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale51,657 просмотров • 3 лет назад

Waa soo dhoweyneynaa Ergeyga Madaxweynuhu u magacabey wada hadalada Somalia iyo S/L. Waa talaabo xambaarsan hadafkiisii ahaa "Soomali Heshiisha, Duninada La Heshiis ah". Anagu hadaanu nahay reer SSC-Khaatumo, mid gaar noo khuseysa ma aha, waa mid ku eeg Soomalida Waqooyi ee S/L.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale53,747 просмотров • 3 лет назад

Garaad Jaamac baa hore u sheegey in dad u dhashey SSC lagala noqon doono dhalashada ama citizenship ka. Halkaan ka daawo qofkii ugu horeeyey ee lagu fuliyey ka qaadista dhalashada (SSC Citizenship Revoked). Kii Muuse aadoow, midaanaa kuu dambeysa.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale52,991 просмотров • 3 лет назад

Muse Bihi Abdi Xududaha waxaan moodayey in la dhameeyey 1960kii, ee hadii Engriis tabasho qabo, ha noo yimaado. Waa xaajo Somali iyo Engriis u dhexeysa. Wixii intaa ka sokeeya, san kuneefle kale ka dhageysan mayno xuduuda SSC meeshay tahay. Waa Soomali, Soomalibaana iska leh.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale52,361 просмотров • 3 лет назад

Kalmateynkayaga maanta iyo Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe. @SSCKhaatumo SscIsimada
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale44,024 просмотров • 3 лет назад

Alxm, waxaan shaley ku sii sakootiney garoonka dayaaradaha ee Garoowe, waftigii Isimada Dhaqanka ee nooga yimid Muqdisho, kuwaas oo usii jeedey magaalo madaxda Soomaliya ee Muqdisho. Intii nala soo dhowesey iyo intii nala sakootideyba aad baan uga mahad naqeynaa. Jazakula Kheyr!
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale47,673 просмотров • 3 лет назад

Alxamdulilaah maanta oo la dhaarshey xubinihii 45ta ee maamulka SSC-Khaatumo oo lagu dhaarshey Laascaanood. Ilaahey waxaan uga baryeynaa inuu xilka culus iyo hawsha faraha badan ee hor taala inuu u fududeeyo, xilkaasna ku asturo, kana dhigo kuwii hogaanka iyo xoreynta
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale41,766 просмотров • 3 лет назад

This documentary clip shows the size of bullets and ammunition that were used on Laascaanood’s civilians including women and children by Somaliland. They must be stopped as they’re a threat to humanity. Thanks to Horufadhi Media. Villa Somalia U.S. Embassy Mogadishu, Somalia.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale45,378 просмотров • 3 лет назад

Boqoroow aan kuu saxo. Fahiima iyo Raxmo iyo kun kaloo la mida iyagoo guryahooda jooga waa kuwii la duqeynayey. Faysal C. Bootaana waa kii kusoo afuufayey madaafiicda iyo hoobiyayaasha. Maantana waxa badbaadshey Alle ka sokow waa kuwii uu diley Aabayaashood. Wuxuuna u xidhan yahay dulmigii uu ka geystey dadkaas. Cida soo hiiliseyna umadu waa wada og tahay laakiin idinkaa Alle idinka qariyey. Mar aad ku sheegtaan Federal, iyo maraad ku sheegtaan Puntlan, iyo maraad ku sheetaan argagixiso, iyo hadood Daarood dusha u saarteen, bal cidaad la heshiin laheydeen kusoo midooba, oo rarista sida abtirsiinada Isaaq ka daaya.
Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale28,405 просмотров • 2 лет назад