#garowe

Raysal wasaare hore Abdiweli M. Ali: "Nidaamka federaalisimka dalka waxa halleeyey maamul-goboleedyada oo noqday maxmiyado, awooddii Xamar laga soo qaaday waxay ku haystaan #Garowe, #Kismayo & Baydhabo; shaqsiyaad ayaa ku tagri falaya dowladnimada, shacabkiina waxay u sheegeen in Dowladda-dhexe cadow u tahay.. hoggaamiyaasha gobolladu keligood baa taliya isla inta ay Xamar kaga cabanayaan ayey samaynayaan." #somalia
Mohamed Salh16,732 просмотров • 5 месяцев назад

Saabiriin Jamaal oo joogta #Garowe: "Marka aan arko carruur buugaag sidata waxaan jecladaa in aan waxbarto, haddii aabbahay noolaan lahaa dugsi ayuu igu dari lahaa... waxaan ahay shaqo la'aan, waqtiga aad ayuu ii ciiley maalmo badan waxba ma cuno." #Somalia
Mohamed Salh10,695 просмотров • 5 месяцев назад
Больше нет контента для загрузки



