Video wird geladen...
Video konnte nicht geladen werden
Hormarka xamar gaartay.😂😂😂😂😂🇸🇴
26,158 Aufrufe • vor 15 Tagen •via X (Twitter)
20 Kommentare

Inta xita ma Haysatit. Gedo aya ugu liidata somalia. Look who is talking. Harti dhulkoodi dhistay miyad ismoodey boowe?

Meeshaan waaba wabi cml see waaaye eeboow 😂

Lake dheh because babac ahaa xataa congo river waa iskaga weyn taha

This is natural disaster and they do happen everywhere.

Daadka ku mashquulsan samaanta arkeynin ha xiiqo

Our brothers Turkey 🇹🇷 engineers will come and repair it with Turkish lira…

@mahdi_yuusu New York City ayaa saan noqoto markoo roob ka da o nothing wrong 😑

Subxan 😂

"Horumrka Xamar gaartay ninkii xaqiraaya Xareeddu ha qaaddo"! Muungaab daadka ha ku dhex dabaasho oo na tuso inuusan hoos u timbanayn!

Orodoo Fiiri China Iyo Jaban Sideey Yihiin- Ma Hormar baa u dhiman- Mise Waxaad Rabtay In @HassanSMohamud Cirka Bac ku xiro Suu Roobka ula Dagaalamo- Dhaliishaadu maxay ku Saleeysan tahay-

Indhaha ha xayiigo

@Maraaga12 When the tribalism role a country it’s okay the citizens & they city sink in water 🚿

😂😂

don't they have a sewage system?

🤣🤣

Yaa Daroodka u sheegi doona in wiilka Hawiye ee Rhamu, Kenya ama Mieso, Itoobiya ee weli dhalan in uu Xamar iyaga kaga talo badan yahay

UAE roob markuu ka dao baabuurta iyo ayuu qaataa waana dabiiic in kasto ay ahayd in qorshe laga yeesho hadana magaaladaa cidhiidhiga ah ee aan lahayn biyo maremma ayaa keenaysa in xaaladan soo noqoto mar walba

twitter hasnt been kind to somali hubris.

post your tuulo then we can talk you spastic mutant

Ma nincada Alleh in la isku caayo ayaa lagaadhay. Abaartaa ka daran tan. Biyo meel Godan ayay iskugu yimaadaan maad maqlin miyaa?
