Video wird geladen...
Video konnte nicht geladen werden
Shay aanan caadi ahayn.
24,526 Aufrufe • vor 4 Monaten •via X (Twitter)
10 Kommentare

Point ga loo socdey wu soo baxey nin xil mareykan ah ayaana so gabo gabeeyey somalida qurbaha gashey waxa loogu ogolaadey iney qurbaha galaan in ey diintooda iyo dhaqankooda ka tagaan oo ey ku dhxe milmaan iyaga weyna dhici weyday marka u jedadodi maygaadhin diinta hala ilashdo

You’re right brother. Siyaasiinta soomali maanta matala waa siyaasiin ku hoos nool reer galbeedka fikrad ahan iyo daqaala ba.

Cumar adiga carab said ayaa u jaceshay reer galbed mxd ku nacday ayaan la ybay ?

Somalia is a failed state🫣 what can you do ?

Wxaynu ku jirnaa Xaalad Dadkeena Xub ka dhigis lagu sameeyey (shacabka) iyo mujrimiinta rerglbeedka iyo kuwa afkooda ku hadla ee nuurka Islamka Raba iney damiyaan ii Noo taliyaan Naclatulahi Calayk

Niow ninka Hadu tuug yahay meshu wax Ku dhacay WA lo Celina Asbucyo kahor turkiga ba wey celisay nin tuug ah mareykan ayeyna gacanta Ka sartay

Dhmaandtod ma waxbay dhacaan?

Hadal haan ma buuxiyo Hadalka badan iska yereey Waxa la'isku heesto Aqoonso sahyuuniyada kudhisan Anglo-Saxon oo ah Jewish protestant Dhulkee qabsadeen Wax kale la iskuma heeyo Dalalka aa la shaqeenin Israel dhibaato ay galiyaan Hadalka badan iska yareey Wacyi shacabka bas

Waa wada tuuga siyasiyinta Somaliyad

Cumarow mid yaanay kaa hoosbixin innagu waxaynu nahay umad lagusoo duulay Shisheeye utaliyo dowlad aan difaacno malihin Cunsuriyinta Maraykanka inay sidan maanta inoo quursadaan waxa inoo horseeday muwaadininta Somalia cadowgooda udhiibaya waa camiilada dhexdeena lagu samaystay!
