
Ogaansho
@OGAA_NSHO • 119,221 subscribers
مَن كَانَ يُرِيدُ الْعِزَّةَ فَلِلَّهِ الْعِزَّةُ جَمِيعًا Whosoever desires honour, power and glory then to Allah belong all honour
Shorts
Videos

Ilhaan iyo dabcasar oo qashinka ku daray Trump 🇸🇴💙. لا تلعب معنا يا ترامب .
Ogaansho28,549 Aufrufe • vor 7 Tagen

Ingiriis inaadan aqoonin waa arrin lagu faano ma ahan ceeb waa faan waliba.
Ogaansho33,661 Aufrufe • vor 1 Monat

🇺🇬🇮🇱 | Gumaysiga gaalada madow ay umadeena ku hayaan , xaalad aad u xun.
Ogaansho21,379 Aufrufe • vor 1 Monat

Nolol maalmeedka dulliga ah noolaha sahyuuniga ah . cabdi daauud iyo luay shariif.
Ogaansho17,008 Aufrufe • vor 2 Monaten

I'm not rich, I'm free | Ma ihi qani laakiin xor ayaan ahay ▪️Shakhsi ahaan aad ayaan u daneeyaa tijaabooyinka shucuubta kala duwan caalamkaan saacado badan ayaanan ku bixiyaa muuqaalada noocaan oo kale ah ▪️Galbeedka gaar ahaan maraykanka waxaa ku soo badanaayo dad sida ninkaan ka istaagay shaqooyinka 9-5 la shaqaynaayo , cayrinta nolol raadinta guul ! nolol waligaa aad dayn ku jirayso iyo cayrinta wax aanan la soo qabani karin ilaa aad ka halaagsanto oo aad adduunkaan dhaafto . waxaan u malaynaayay ayuu yiri waagii hore qaninimadu inay tahay mushaar badan , gawaari , alaab badan laakiin waaqica sidaas wuu ka duwan yahay Maanta waxaan ahay qof qani ah anigoona haysanin alaab iyo dakhli la sheego laakiin niyad ahaan waan daganahay ,asaasiyaadka noloshana waan haystaa meel aan seexdo iyo wax aan cuno , ma jirto cid dayn igu leh wax aan cayrinaayo malahan sidabiici ah ayaan u noolahay . Rasuulka SCW wuxuu yiri " من أصبح منكم آمناً في سربه، معافى في جسده، عنده قوت يومه، فكأنما حيزت له الدنيا Hadaad caafimaad qabto , nabad ku soo kacday , aad haysato maalintaada wixii aad cuni lahayd , waaba in adduunkii oodhan agtaada ku furtay .
Ogaansho38,906 Aufrufe • vor 9 Monaten

Khariidada cusub ee caalamka ? kadib 400 sano ugu dambayn waala badalay . Xalaqada oo dhamaystiran :
Ogaansho12,471 Aufrufe • vor 2 Monaten

Jirkaada iyo maskaxdaada maxaa ku dhacaayo markaad hees dhagaysanayso 432Hz iyo 440Hz.
Ogaansho15,278 Aufrufe • vor 3 Monaten

Muwaadinka caadiga ah ee ku nool Hargaysa maslaxadaada xagay ku jirtaa xaaladaan oo kale.
Ogaansho17,987 Aufrufe • vor 4 Monaten

Isha ku haya dhacdooyin muhiim ah maalmaha soo socdo geeska afrika.
Ogaansho24,921 Aufrufe • vor 7 Monaten

Nusayr Mazraawi 🇲🇦 Xidigga difaaca waaxda bidixe ee Marooko . #Qur'aan .
Ogaansho15,253 Aufrufe • vor 4 Monaten


