
Ogaansho
@OGAA_NSHO • 118,202 subscribers
مَن كَانَ يُرِيدُ الْعِزَّةَ فَلِلَّهِ الْعِزَّةُ جَمِيعًا Whosoever desires honour, power and glory then to Allah belong all honour
Shorts
Videos

Shikh Mustafe " yaanan hiil u noqon cadowga sahyuuniga , yaanan kaalin ka noqon sidii loo dhisi lahaa israaiisha weyn "
Ogaansho148,611 просмотров • 6 месяцев назад

Nolol maalmeedka dulliga ah noolaha sahyuuniga ah . cabdi daauud iyo luay shariif.
Ogaansho17,008 просмотров • 23 дней назад

Khariidada cusub ee caalamka ? kadib 400 sano ugu dambayn waala badalay . Xalaqada oo dhamaystiran :
Ogaansho12,471 просмотров • 18 дней назад

Jirkaada iyo maskaxdaada maxaa ku dhacaayo markaad hees dhagaysanayso 432Hz iyo 440Hz.
Ogaansho15,278 просмотров • 1 месяц назад

I'm not rich, I'm free | Ma ihi qani laakiin xor ayaan ahay ▪️Shakhsi ahaan aad ayaan u daneeyaa tijaabooyinka shucuubta kala duwan caalamkaan saacado badan ayaanan ku bixiyaa muuqaalada noocaan oo kale ah ▪️Galbeedka gaar ahaan maraykanka waxaa ku soo badanaayo dad sida ninkaan ka istaagay shaqooyinka 9-5 la shaqaynaayo , cayrinta nolol raadinta guul ! nolol waligaa aad dayn ku jirayso iyo cayrinta wax aanan la soo qabani karin ilaa aad ka halaagsanto oo aad adduunkaan dhaafto . waxaan u malaynaayay ayuu yiri waagii hore qaninimadu inay tahay mushaar badan , gawaari , alaab badan laakiin waaqica sidaas wuu ka duwan yahay Maanta waxaan ahay qof qani ah anigoona haysanin alaab iyo dakhli la sheego laakiin niyad ahaan waan daganahay ,asaasiyaadka noloshana waan haystaa meel aan seexdo iyo wax aan cuno , ma jirto cid dayn igu leh wax aan cayrinaayo malahan sidabiici ah ayaan u noolahay . Rasuulka SCW wuxuu yiri " من أصبح منكم آمناً في سربه، معافى في جسده، عنده قوت يومه، فكأنما حيزت له الدنيا Hadaad caafimaad qabto , nabad ku soo kacday , aad haysato maalintaada wixii aad cuni lahayd , waaba in adduunkii oodhan agtaada ku furtay .
Ogaansho38,906 просмотров • 7 месяцев назад

Muwaadinka caadiga ah ee ku nool Hargaysa maslaxadaada xagay ku jirtaa xaaladaan oo kale.
Ogaansho17,900 просмотров • 3 месяцев назад

Nusayr Mazraawi 🇲🇦 Xidigga difaaca waaxda bidixe ee Marooko . #Qur'aan .
Ogaansho15,253 просмотров • 2 месяцев назад

Isha ku haya dhacdooyin muhiim ah maalmaha soo socdo geeska afrika.
Ogaansho24,881 просмотров • 6 месяцев назад

waa hadal aan mar soo qoray ▪️Maanta sayid muxamed haduu qabriga ka soo baxo uu noqdo madaxa dowlada federaalka al imaam axmed gurayna uu noqdo gaashaan dhigga laakiin ay raacaan habka ku dhisan shisheeyaha gumaysiga dagaaladii buush , falsafaad xerada xalane , duulaanada gaalada midab yada kala duwan leh , ergay galbeed ah , kal fadhi , heeso wadani been ah , khiyaano musuq maasuq , ii dheh hoos fariiska cadowga umadeena , dulmiga iyo jaahiliga 4.5 wax is badalaayo malahan . xaqiiqada qaraar : dowlad lama dhiso ee ayadaa dhisanto duruuf ayaa keentay sida maxaakiimtii islaamiga ahaa kacdoonkii suuriya halgankii afghaanistaan , dowladu ma ahan shay teendho hoosteed lagus ameeyo iska daayee inay ciidamo shisheeye keenaane , dowladu waa shaygaas ay isku af garteen dad meel ku nool lana jaan qaadaayo duruufahooda ee ma ahan shay cid kale xoog ku ilaalinayso xoogna ku dabqayso .
Ogaansho11,984 просмотров • 2 месяцев назад

Nasiib xumo Siyaasada Turkiga waxay sababi doontaa koonfurta kaliye in 3 meelood loo kala qaybiyo inta aanan waqooyi la gaarin .
Ogaansho23,448 просмотров • 7 месяцев назад

Hargaysa : sh shacbaan. Walaahi aniga sida walaalkaan oo kale ayaan ilaa hadda amakaag sananahay muuqaaladii aan arkaynay ... yaaa alllaaaah , nin dhalinyaro soomaali ah oo saxafi sahyuuni ah shaah u shubaayo iyo qof xijaaban oo la niikinayso koox mujrimiin sahaayina ah !
Ogaansho20,796 просмотров • 8 месяцев назад

Garoomadeena iyo shisheeyaha Goormeen ka bixi doonaa xaaladaan ihaanada ah.!
Ogaansho10,897 просмотров • 3 месяцев назад


