
Ogaansho
@OGAA_NSHO • 117,514 subscribers
مَن كَانَ يُرِيدُ الْعِزَّةَ فَلِلَّهِ الْعِزَّةُ جَمِيعًا Whosoever desires honour, power and glory then to Allah belong all honour
Shorts
Videos

I'm not rich, I'm free | Ma ihi qani laakiin xor ayaan ahay ▪️Shakhsi ahaan aad ayaan u daneeyaa tijaabooyinka shucuubta kala duwan caalamkaan saacado badan ayaanan ku bixiyaa muuqaalada noocaan oo kale ah ▪️Galbeedka gaar ahaan maraykanka waxaa ku soo badanaayo dad sida ninkaan ka istaagay shaqooyinka 9-5 la shaqaynaayo , cayrinta nolol raadinta guul ! nolol waligaa aad dayn ku jirayso iyo cayrinta wax aanan la soo qabani karin ilaa aad ka halaagsanto oo aad adduunkaan dhaafto . waxaan u malaynaayay ayuu yiri waagii hore qaninimadu inay tahay mushaar badan , gawaari , alaab badan laakiin waaqica sidaas wuu ka duwan yahay Maanta waxaan ahay qof qani ah anigoona haysanin alaab iyo dakhli la sheego laakiin niyad ahaan waan daganahay ,asaasiyaadka noloshana waan haystaa meel aan seexdo iyo wax aan cuno , ma jirto cid dayn igu leh wax aan cayrinaayo malahan sidabiici ah ayaan u noolahay . Rasuulka SCW wuxuu yiri " من أصبح منكم آمناً في سربه، معافى في جسده، عنده قوت يومه، فكأنما حيزت له الدنيا Hadaad caafimaad qabto , nabad ku soo kacday , aad haysato maalintaada wixii aad cuni lahayd , waaba in adduunkii oodhan agtaada ku furtay .
Ogaansho38,906 次观看 • 5 个月前

Yarkaan ma aqaano laakiin wuxuu ku hadlaayaa carrabka dhalinyarada soomaaliyeed ee quusta ka taagan hogaamiye kooxeedka midwalba tuuladiisa uga dhawaaqay dowlad bug ah shisheeyaha gumaysiga rajo xumada . Federaalka soomaaliya waa dowlado yar yar oo aanan wax shaqo ah isku lahayn mid mid heshiis la ah ma jiro .
Ogaansho28,334 次观看 • 1 年前

Mudanahaan waxaa la dilay 2005 : wuxuu ka hadlay ▪️Shirkii waqtigaas ka socday kenya iyo xubnaha baarlamaanka ku dhawaad 3meel ay yihiin wakiilada itoobiya iyo dad shilinka fiirinaayo ▪️Wuxuu ka hadlay markay hogaamiye kooxeedkii maraykanka u dhiibi jireen qofkii diin ka muuqato ▪️Sida uu maraykanku soomaaliya dhinac walba uga hareereeyay iyo hagar daamada shisheeyaha . Magaciisa : Cabdulkhadir Yaxye.
Ogaansho18,712 次观看 • 1 年前
