正在加载视频...
视频加载失败
SL Allow Dhowr.
22,647 次观看 • 1 年前 •via X (Twitter)
9 条评论

Ugu dambeyn halkaan kula rabay baad is keentay awel qof nadiif ah oo xor ah ayaan kuu aqaanay lkn hada waxad noqotay ciilqabe bilaa xishood ah

Anagu waxba ka sheegi mayno hablaa Harti ee faanaaniinta ah, markaad rag is haysaana raganimadu maaha inaad dumarka xagooda ka wareegto💯 Inantana waa Queen🤴wiilka qaadayna Waa walal Keed waana fanaanad💯 Abaalna malihidin waa inantii shalay u soo heestay madaxwaynahaaga! Anyway intani colaadna waxba kaaga tarimayso nabadna waa kaa kaxaynaysaa!

Jibrilow halkani waa twitter, hablaha iyo wiilasha yer yer dabaal dagaya lama soo dhigo, raga aqoon yahanka ayaa ku gartama,

Qaar badan oo jibriil hoos meeri jiray oo ha naacda gurayaan arakaa waar aduunyadani😂

Jibriil has always been closeted secessionist. Jibriill has always been pro- raw meat 🥩 Jibriil have been anti-Somali unity. - People who know Jibril in Garowe will tell you: he is not bright.

Tani waa dagaal shaanshiyeed ee si kale u beddel inantana meesha ka qaad gabdhuhu ceeb ma leh e.

Maxay dhibsadeen ragga aad u ducaysay? Ma sawirka gabadha ayey dhibsadeen, war waxaasi waa caadi ikhyaareey.

Ilma Xaaraanku abidkiiba waa edebdaraadaa. Waar needyahaw miyaan gabdho kula dhalan ama aanay gabadhi ku dhalin?

This is the so called " future "of a country from a 30 yrs turmoil a degenerate society that only Allah's knows it's fate ..Illahi hana halagin wankugefnee 🙏
